Author Topic: Su'aal: Dhuunta Oo ixanuunto Daqiiqado Kadib 'Dhuun Xanuun"  (Read 18318 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Honestboy

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
ASC WRB Salaanta islaamka kadib mahad alle ayee u sugnaatay kasokoow waxaan u mahad celinayaa dhaqaatiirta qaaliga ah ee ku howlan sidee bulshayoowgooda u gacan qaban lahaayeen intaa kadib  waxaa leyga haayaa dhuunta mararka qaar xidida dhuunta dhan ayaa ila xanuun waa xanuun guurguuraa mar mar iney wax kuusan igu taaganyihiin ayaa mooodaa marmarna xanuun dhamaan xididada laxiriirina waa ixanuunaan markii aan wax cunayo ama liqayo ima dhibaan waa caadi fadlan inaan wax badan ka ogaado ayaan rabaa xanuunkaas wuxuu yahay iyo sida lagu daaweyn karo.
Mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Dhuunta Oo ixanuunto Daqiiqado Kadib 'Dhuun Xanuun"
« Reply #1 on: May 20, 2012, 01:19:07 PM »
Walaal waxaad u baahan tahay in aad la xiriirtid takhtar ku taqasusay cunaha si laguu fiiriyo, laguuna daaweeyo.
Cuna xanuun waxaa keeni karo cudurro badan oo uu ka mid yahay quumanka, cuna-xanuunka bakteriyada keento ama fayraska, nabar ka soo baxay, dhuunya ama qanjir barary.

Intaas oo dhan waxaa lagu kala garan karaa in lagu wiisiteeyo kadibna baaritaan haddii u baahan tahay laguu diro, hadii u baahan tahay qoraal ka sheekeynayo cuna xanuunka halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Honestboy

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Dhuunta Oo ixanuunto Daqiiqado Kadib 'Dhuun Xanuun"
« Reply #2 on: May 20, 2012, 04:57:15 PM »
ASC AAD baan ugu mahad celinayaa dhaqtarka sida degdega ah uu iigu soo jawaabay ilaah qeyr ha siiyo waan fahmay intaad sheegtay aniga quuman ayaan qabay oo waxaan cuni jiray kaniiniga baktariin-ka marka kaniinigaas dhibkaan ma iikeeni karaa, teeda kale shaaxa aad baan u cabaaa. dhuuntana daqiiqado kadib wey ixanuuntaaa mar mar sida masas iney ku dhex ordayaan cml marmarna wax kuusan iney igu taaganyihiin


 

الحب الرومانسي انتهى " الحب هو عبارة عن برو

Started by YaxyaBoard Feel Free Here

Replies: 9
Views: 19517
Last post September 16, 2009, 10:54:46 AM
by Mandeq
Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33234
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32273
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23467
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41592
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc