General Discussions > Feel Free Here

Ramadaan Wanagsan

(1/1)

Dr.Noora:
s\Sc wr wbr.

Dhamaan Walaalaha Sharafta leh Dhamaan Doctars ka muntadageena ka ah acdaa iyo dhamaan Ardayda Medicalka ah , iyo all dadka Soomaliyeed waxaa ugu hambalyeeynaaya nafteeda iyo tiinaba bisha Ramadaan ee barakeesan Insha Allah inee noo noqoto bil cibaado Ilaaheena noo wada danbi dhaafo.
Dr.Nooora

Geeljire:
Ramadan Kareem...

Bil Khayr oo khayraad xambaarsan
Bil cafi iyo maghfiro wadata
Bil cibaad san
Bil caafimaad
Bil Laylatul Qadar kun habeen ka khayr badan leh
Bil soon ajarkeeda Ilaahay keliya lagu leeyahay
Bil walaaltinimo iyo wanaag
Guulow Eebahayow ka yeel Bishii Gobanimo
Ha la soomo
Allah ha  idinka aqbalo

Ogoobeey Shaydaan silsilad cadaabeed baa lagu xiray ee ka fogoow bishan.

Ramadaan Kariim Dr.Noora iyo dhamaan Dhakhaatiirta soo booqata golahan  !!!
Geeljire

Navigation

[0] Message Index

Go to full version