Author Topic: Su'aal:Xibinta taranka oo Aad ii shuqdo?  (Read 7184 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jamal Cade11

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal:Xibinta taranka oo Aad ii shuqdo?
« on: October 27, 2016, 08:55:13 PM »
Dr
Waxan mar Qura isku arka walwal bacdeen xibinta aad aye ii shuqda sifudud Ee ku dameso darenkeda wo joga balse jileec siyado
awal waxan aha qof mar mar gacanta shawada isaga keno lkn mal mahan ba isku arkay sidan maxa sabab u ah xididada Buran mar walbo
Wax tala ah (Wcs)




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal:Xibinta taranka oo Aad ii shuqdo?
« Reply #1 on: October 31, 2016, 05:06:48 PM »
Shuuqista ama isbadalka laga dareemo qooraha iyo xubinta taranka waxaa dabiici in ay dhacdo markaa si kadix ah u naxdid ama u welweshid, cilladaas waxaa loo yaqaanaa "panic attack", akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3610.0

Cillada argagaxa xiriir lama lahan in aad horay gacanta iskaga keeni jirtay biyaha.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Jamal Cade11

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xubinta taranka iyo welwelka so noq noqdo?
« Reply #2 on: November 01, 2016, 02:55:27 PM »
ASC Dr si saxan baad ugu jwb tay inta aan isku arakay wa inta shegtay walwalka diqaad wadna garac
Qeyr alle haku siyo Alxd Qur,aan wan aqris tay Alxd sidi hore ma ihi blse waxa wali tagan xididada xibinta marwalbo sidi ah
iyo qoraha burtuq ka darema ine wax siyado ah ku jiran waliba mida midig mala dhihi kara xibinta cilad kle ine jiran xanun ma daremayo mar mar aya qoraha ixanu nayan darenkega wa cadi lkn sidi hore uma awod badno darenkega ine wax nusqamen ba darema wa aniga sida is dha hay. Dr ado mahadsan jwb qeyr wcs

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal:Xibinta taranka oo Aad ii shuqdo?
« Reply #3 on: November 19, 2016, 06:30:26 PM »
Burtuqda aad ka dareemayso xiniinta waxaa loo yaqaanaa "Varicocele" waa xididada arooriyaasha qooraha oo bararan, akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 30471
Last post October 12, 2015, 05:51:42 PM
by Ayanleh
Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 15703
Last post March 25, 2016, 09:18:40 PM
by SomaliDoc
Maxaa Keena Nabarada Ku Dhaca Qaybta Hore ee Xubita Taranka?

Started by AdamAliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5447
Last post January 19, 2021, 11:40:33 AM
by Milica_soomali
Su'aal: Maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8016
Last post March 03, 2016, 02:27:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?

Started by ChoukriBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10612
Last post January 14, 2015, 12:30:12 PM
by SomaliDoc