Author Topic: Su'aal muuhiim ah (Min Dabacsan)?  (Read 7597 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Ifrah

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal muuhiim ah (Min Dabacsan)?
« on: November 21, 2009, 03:02:12 AM »
asc warwab  dr aad baan kuu salaamayaa waana kaag mahad celinaa sida wnagasan ee aad uga jwabtid walalaha somaliyeed meel walbo oo ay jogaanba waxaa qabaa su,aal kusaabsan ilmo galeenka oo an hada kahorn ku waydiiyay  hada xaamilo yaan ahay minkina wa dabacasanayahay oo wa soo muuqdaa waxan u tagay dr hawenak qabilsan wuuu igelyay caag uu igu yiri waa ku cawinaa mudo bil ah yu igu jiraa wax wayn oo aan kadareemay inu noqday minkina malahan wwaxan horay u dhala 3cruur ah oo isku dhaw kuligoodna caadi ayaan u dhalay ila kan  igu wayn oo lygusoo jiidy mahee da,daydun wa 30jir marka wuxu igu yiri dhaqatrkii markad dhashid canugan waalagu qalayaa waxaa booskiisi lagu celinyaa minka kabacdina ilmo danbo dhali maysid marka talo isii adaan ku af aqanaye teda kale suurta gal miya dr in aan irahdo hadaba canugan igu qala maxaa yeelay minkaan hada sidaas ah sacado badan oo riixitaan ah ma u dul qaadan karo ayaan isleeyahay kabacadi hadii ay igu qalana ay saas ku hagajiyaan arintaas bal kawaran dr  thx




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: su aal muuhiim ah
« Reply #1 on: November 23, 2009, 07:34:41 PM »
Adigoo uur leh minka lama qali karo, talada dhakhtarka uu ku siiyayne waa mid sax ah.

Su'aashaadii hore jawaabteeda dib ugu noqo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1730.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: