Author Topic: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo  (Read 17633 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
INAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Anigoo ku hadlaya magaca bahda SomaliDoc, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen dhakhaatiirtii ku dhimatay qaraxii maanta ka dhacay xafladdii qalin jabinta ardayda jaamacadda banaadir, ehelladooda iyo qaraabadooda sabar iyo iimaan allaha ka siiyo, waxaan kaloo ilaah uga barbayayaa intii wax ku nqoteyna inuu bogsiioyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Qaar ka mid ah ardeyda caafimaadka ee maanta qallinjabiyay


"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


Offline Yaxya

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 575
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #1 on: December 03, 2009, 05:33:16 PM »
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات..إنا لله وإنا إليه راجعون لله ماأخذ وله ماأعطى،وكل شئ عنده بأجل مسمى 
الأسوار التي تحيط بنا عالية، وعلى من لا يستطيع أن يهدمها أو يقذفها أو يتسلق عليها... عليه أن لا يزين للباقين الجلوس خلفها.

Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #2 on: December 03, 2009, 08:02:46 PM »
INAA LILAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN.
waa fal xun oo waxashnimo ah oo ka baxsan akhlaqda islamka.
Alah u naxariisto dhaman dadka dhintay janadi fardawsa Alah ka warabiyo ehaladoda sabar iyo iman Alah ka siiyo Amiiiiiiiiiin.
waxan ad u xasustaa boqashadii Dr.Shahiid u ku yimid faculty of medicine University Of Gezira  isaga iyo Dr Bidey. wa dad u tagnay malin iyo haben hormarka iyo waxqabadka dhalinyarada somalida ee barata cafimadka. Allah u naxariisto.Alah u naxaristo Alah u naxaristo.
INAA LILAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN.INAA LILAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN.
akhwaani halo duceeyo dadkas waxa ay ahayen dad dulaab cilm wa zumaladeena dadki manta takharujayay wa in an u ducayna dhamantooda. Allah u naxariisto.Alah u naxaristo Alah u naxaristo
Amiiiiiiiiiiin yaa rab.
Education Opens the Doors

Offline Pharmacist

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 231
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Real Pharmacist
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #3 on: December 03, 2009, 08:33:06 PM »
Wallaahi waa fajac iyo amakaag.
Waa ardaydii 6 sano wax soo baranaysid iyo macallimiintoodii wadanka ku hartay oo umaddane wax u qabanaysid.
Ilaahay ha idiin naxariisto janadiisane ha idin galiyo.

Inta dhaawaca ahne sidoo kale ilaah ayaan u baryaynaa inuu caafiyo
Pharmacist is highly-trained and skilled healthcare professional who perform various roles to ensure optimal health outcomes for his patients.

Offline Mustafa

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 63
  • Points: +225/-0
  • Gender: Male
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #4 on: December 03, 2009, 08:49:19 PM »
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبكاتة
اللهم صلي على محمد وعلى الة وصحبة

إنا لله وإنا إليه راجعون

اللهم اغفر لهم و ارحمهم و عافهم و اعف عنهم و اكرم نزلهم ووسع مدخلهم و اغسلهم بالماء و الثلج و البرد و نقهم من الذنوب و الخطايا كما ينقى الثوب الابيض من الدنس

إنا لله وإنا إليه راجعون
Mustafa

Offline Dr.Hersi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +45/-0
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #5 on: December 03, 2009, 10:12:28 PM »
INAA LILAAHI WA INAA LIHAAHI RAAJICUUN.
alle ha ha u naxariisto intii ku dhimatay musabadii anta ka dhacday mugdisho , inta ku dhaawacantayna alle ha caaafiyo,
 ,
waa maalin madaw ee somaliya dhakhaatiirteeda u ah,

Dr. Hersi

Offline Dr.Tulip

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 206
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #6 on: December 03, 2009, 11:16:14 PM »
اللهم اغفر لجميع موتى المسلمين. اللهم نور على أهل القبور قبورهم. اللهم واغفر للأحياء، ويسر لهم أمورهم. اللهم تب على التائبين، واغفر ذنوب المذنبين، واشفِ مرضانا ومرضى المسلمين، برحمتك يا أرحم الراحمين
انالله وانا اليه راجعووووووووون



Offline Dr.Adnan

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 280
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • “The first wealth is health.”
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #7 on: December 04, 2009, 01:43:58 AM »
AlLaha u naxariisto dhamaan cidii ku geeriyootay falkaas argagixiso, dadkii ay ka baxeena samir iyo iiman ha ka siiyo.
**Ruuxaan Dantiisiyo aqoon, waxa daryeelaaya**
**Inuu Deeqda Eebahay ka qaday, dib u xusuusnaada**
Hadraawi...

Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #8 on: December 04, 2009, 10:19:28 AM »
 :'( :'( :'( :'( :'( :'( :'( :'( :'(
Intii dhimatay eebbe ha u danbi dhaafo inta ay ka tageenne sabar iyo iimaan allaha ka siiyo.
aamiin
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!

Offline Toldo

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 92
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
allahayow cuquubu dag dag ah
« Reply #9 on: December 04, 2009, 06:25:45 PM »

asc wr wb
 
anoo ku hadlaya magaca somali oo dhan  magaca aqoonyahanada oo dhan magaca dhakhaatiirta oo dhan magaca shaybariistayasha somalia oo dhan magaca ardayda oo dhan magaca proffesoorada oo dhan magaca muslin damiir leh oo dhan , magaca banadir university:
 
waxan halkan tacsi tiiraanyo leh iyo murugo leh oo xanuuuuuuuuuuuuuun badan leh ugu diraya dhaman muslimiintii ku geeriyotay qaraxii waxshinimada ahaa , ee shalay lagu sameeyay xaflad takharuj  dhakhaatiirtii iyo ubiixiii umada somaliyed ee hotel shamow magalada muqdisho
 
eheladii iyo qarabadii iyo umada somaliyed oo dhan ilahay samir iyo iman ha idin ka siiyo , ilahay ha u naxariisto iyagana , cidii falkan geysatayna waxay doonto ha ahaate xizbigay doonto ha ahaatee intii ka shaqaysay intii wax ka ogeyd intii ka war haysay ialahyow cuquuba dag dag ah ilahayow cuquuba dag dag ah ilahayow cuquubo dag dag ah kusoo rid , mana filayo dad muslimin ah oo damiir islaamnimo ku jirto inay ka dambeysay arintan oo aan filayo inay  cadawga musliminta ay ka dambeeyeeen
 
walaaahi inallaaaaaaaaaha laysa biqaafilin cammaaaaaaaaa yacmalu athaalimuuuuuuuuuuuuuuuuuun

Offline Guled1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #10 on: December 04, 2009, 06:35:46 PM »
sidoo kale waxaan ilaah ooga baryayaa in uu naxariistii jano kawaraabiyo dhamaantood una wada naxariisto amiin amiin


Offline MISK

  • Newbie
  • *
  • Posts: 13
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #11 on: December 05, 2009, 02:08:00 AM »
إنا لله وإنا إليه راجعون لله ماأخذ وله ماأعطى،وكل شئ عنده بأجل مسمى
مسك الختام

Offline Diagnostic

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 281
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
  • Professional Diagnosis
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #12 on: December 05, 2009, 10:32:30 AM »
ASC

Inaa Lilaahi Wa'inaa ilaahi rajacuun!
Words cannot even begin to express our sorrow of what happened to our follow doctors who were killed on Wednesday. This senseless tragedy was felt all over the world. we are shocked & saddened by this tragedy, we had lost some great doctors /students who were saving lives. Our deepest sympathy goes to the victims & their families. Please keep your thoughts & prayers of these innocent people.
They will never be forgotten insha allah.

Aamiin, Aamiin, Amiin.
In diagnosis think of the easy first.
Martin H. Fischer

Offline Toldo

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 92
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
laa xawla wala quwata ilaa bilaah
« Reply #13 on: December 05, 2009, 11:31:27 AM »

  s/c,
 
Salaan guud dhamaan walaalaha.
 
Ikhwaanii waa Imtixaan aduunyo.Waa aduun ninkii wagalka ku ahaa aqoon, Diin iyo dadnimo uu dulmane u noqday Daalim aan ilaah iyo umadiisa midna xurmad u ahayn.
Ikhwaanii falkii waxshinimada ahaa ee lagu ugaadhsaday Ubixii wadanka, Dhakhaatiirtii ;neeftooda u huray mujtameceena tabaalaysan; iyo dad aan waxaba galabsan, waa mid aan Diin Islaam iyo Dhaqan dadnimo midna ka turjamaynin.
Runtii aad ayaan uga naxay, indhahayga ilmaa buuxisay, cunnadii wa ii dhadhami waysay markii aan arkay dad aan waxba galabasan oo qaarkood ummadu khayr uga marag kacaday(ANTUM SUHADAA ULAAHI FI AL-ARDI) oo dhiig jidhkooda wada qariyay.

ILAAHAY ha u naxariisto inta dhimatay , Janatu al-aclaana Masiirkooda ha ka yeelo dadkii ay ka bexeena ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.
 
 
Ikhwaanii waa aragnaa maanta wadankeenii hooyo waxa ku habsaday. Fitna aan waxaba hanbaynayn.Sidii Rasuulku SCW inoo sheegay:-
(1) Fitna Camyaa(indhal'a) Sammaa(dhagal'a) dadkana ka dhigaysa sida Ancaamta(Xoolaha).
(2)Fitna aan hadhayn ilaa ay  qof walba oo Mu'min ah Gurigiisa gasho.
(3)Fitna Rasuulku SCW sheegay in ay  dadka maankood iyo caqligooda tagsiinayso,ilaa aad ka waydo qof Caaqila ah ama xil-kas ah.
(4)Fitna Qofka nool ee muslimka ahi uu tamaniyayo ama jeclaysanayo in uu kaga badbaado ama ka galo  Qabri.
(5)Fitna dhexdeeda kan fadhiyaa uu ka khayr badanyahay kan u soconaya kan u soconyaana uu ka khayr badanyhay kan u ordayaya.Rasuulkuna innoo tilmaamay waqtigaas ninkii geel lahi geeliisa jirto,  kii adhi lihi adhigiisa raacdo kii beeralay ahna dhulkiisa fasho.
 

 
IKHWAANII AYNU DUCADA U BADINO DADKAA MUSLIINTA AH EE TABAALAYSAN EE DHIIGOODII, MAALIN WALBA, WAXAAN U MUDNAYN IN LOO DAADSHO
LOO DAADINAYO. ILAAH WAA INNA ARKAA OO MAANTA WAXAAN U AWOODNO UU DUCO AHAYN MA JIRTO IYO KUWA DADKA MUSLIMIINTA  DHIBTA KU HAYA OO ALLAAH SI DAG DAG AH UAGA QABTO.
 
 

Offline Ahmed_Indhayare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
« Reply #14 on: December 05, 2009, 05:08:47 PM »
--------------------------------------------------------------------------------
اللهم اغفر لجميع موتى المسلمين. اللهم نور على أهل القبور قبورهم. اللهم واغفر للأحياء، ويسر لهم أمورهم. اللهم تب على التائبين، واغفر ذنوب المذنبين، واشفِ مرضانا ومرضى المسلمين، برحمتك يا أرحم الراحمين
انالله وانا اليه راجعووووووووون

Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo.
Aamiin Aaamiin Aamiin.




Prevention is better than cure


 

Maxaa Keena: Calaacalaha Gacmaha Iyo Cagaha Inta Cadcad Oo Marna Kulul Marna Qabow?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26959
Last post March 10, 2012, 02:33:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48227
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: LUGO XANUUN. Qaas ahan lafa lugaha inta ka hoseyso jilbaha !

Started by MuhaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30297
Last post November 01, 2011, 09:57:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: MAXAAAN SAMEEYAA INTA AANAN ISARAG XAASKAGYA CUSUB?

Started by Khadar CaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13732
Last post January 29, 2012, 02:37:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dacwashiir inta lagu guda jiro bisha ramadaan?

Started by SahnuunyarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 77821
Last post June 23, 2016, 11:44:41 PM
by Axmed love