Author Topic: Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?  (Read 31082 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Heeti

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
asc salaan kadib dhamaan  dhakhaatiirta sharafta leh iyo akhristayaasha intaba salaan kadib waxaan qabaa su'aal waana sida tan:

waa maxey astaamaha lagu garto marka jirka bani'aadamka uu ku yaryahay birta (iron).




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Halkaan ka akhriso qoraalo ku saabsan waxyaabaha lagu garto birta oo yar iyo waxyaabaha laga helo birtaba.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1721.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=251.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 66439
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 69385
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 62381
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46532
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 44767
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc