Author Topic: Su'aal ku saabsan xaga taranka  (Read 8923 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jaaburi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal ku saabsan xaga taranka
« on: February 02, 2010, 11:42:46 PM »
scw walaal salaan gadib waxaan rabaa in aan ku wey dii yo adigoo aad umahasan in aad iiga jawaabto su,aasha tani  walala waxaan isku arkay  dhiicaan tira badan oo ka yimaado xaga taranka ama (guska) mida kale waxaa mararka qaar arkaa
 markaan suuliga galo oo aan soo gaadsho  oo aan is dhaho aleelehee waad dhameysatay kaadida  waan ka soo baxaa suuliga 1minid kadib waxaan arkaa iyadoo kaadi yar iga timaado  marka taas ayaa arkaa walla waad na ku mahad santahay  wakhtiga aad isiisay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal ku saabsan xaga taranka
« Reply #1 on: February 15, 2010, 12:40:42 PM »
Dheecaan ka yimaada xubinta taranka waa calaamad infection oo ay keeni karto cudurro dhawr ah oo ay ka mid tahay: Jabtida, Chlymedia iyo cuddurro kalaba.
Waxaa lagu kala ogaan karaa in kaadida laga baaro jeermiska keenay cudurka kadibne daawada loogu tala galay laguu qoro.

Halkaan ka akhriso cudurrada keeno dheecaan ibta ka yimaado.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1030.0
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=245.0
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1040.0

Talo: la xiriir dhakhtar sida ugu dhakhsiyaha badan maxaa yeelay cudurradaan waxay keenaan madhalaysnimo!
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18566
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha iyo wax yeelada uu ugeeysto qofka qabo?

Started by DeeriusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27858
Last post October 27, 2012, 09:40:12 PM
by SomaliDoc
Warbixin guud oo ku saabsan waxbarashada ee dalka masar:

Started by Dr.HabiibBoard I want to Study Medicine

Replies: 0
Views: 23843
Last post September 04, 2011, 04:19:01 AM
by Dr.Habiib
Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 30360
Last post October 12, 2015, 05:51:42 PM
by Ayanleh
Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 15650
Last post March 25, 2016, 09:18:40 PM
by SomaliDoc