Author Topic: SU'AAL: SHAAHA IYO CAAFIMAADKA?  (Read 4390 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline UMUMUNA

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
SU'AAL: SHAAHA IYO CAAFIMAADKA?
« on: January 18, 2018, 12:06:07 PM »
Asc, Soomaalidu aad bey u cabtaa shaa habaddaba shaaha cunada lagu daro ama lagu kabado dhibaato miyuu leeyahay mise faaiido caafimaad ahaan mahadsanidiin?.




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: SHAAHA IYO CAAFIMAADKA
« Reply #1 on: January 18, 2018, 01:11:33 PM »

Umumuna, Shaaha (black tea) in lala istacmaalo raashinka uma roona, waxa laga qaadayaa laabjeex & dheefshiid xum. Sidaadarteed, link-ka hoos kaga muuqda, waxa kabaran doontaa Shaaha wanagsan.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4270.0.html
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.

Offline UMUMUNA

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: SU'AAL: SHAAHA IYO CAAFIMAADKA?
« Reply #2 on: January 20, 2018, 12:16:04 PM »
mahadsanidiin wan ka fa'idaystay.