Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?
(1/1)
Aadaar:
walaalayaal waxaan in ka doonayaaaaaaa inaad jawaab iga siisaan
waxaan isku arkay gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta daawo walba waan isticmaalay maxaa keeni karo xanuunkaas?
waaaaaaaaaaaaad mahadsantihiin bahda webka somalidoc
SomaliDoc:
Muddo intee la eg ayay ku xanuunaysay?
Wax jug ah oo kaa gaaray miyaa jira, waana goormee?
Gacmaha shaqo badan miyaa ku qabataa sida typing-ka ama dhar dhaqidda oo kale?
Daawooyinka aad qaadatay maxay yihiin?
Da'daaduna waa meeqa?
Aadaar:
-walaalo hal sano iyo bar ka badan ayay ixanuunaysay
-maya walaalo wax jug ah oo igu dhacay ma jiraan
-haa shaqada xaafada maa hane wax kale ma ku qabto
-daawooyinka aan qaatay hada kor kama hayo laakiin waxay u badan yihiin boomaatooyin
-da daydu waaaaaaaaaaaa 21 sano
- mahadsanidiin bahda webka somalidoc.com
SomaliDoc:
Gacantaada waxay u baahantahay baaritaan raajo si loo ogaado waxa aad ka cabanayso.
La xiriir takhtarkaaga.
Abdirizak Hazzan:
asc waan idin salaamay
bacda salaaab waxaa idinka codsanayaa
Navigation
[0] Message Index
Go to full version