Author Topic: Su'aal: Xanuun labada garab dhexdooda?  (Read 10203 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aadaar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Xanuun labada garab dhexdooda?
« on: March 02, 2010, 03:20:22 PM »
walaalo waxaan ini waydiiyay su aal ah waxaan isku arkay labada garab dhexdooda xanuun ah  gaaaaaaaaaska iyo xanuunkaan waxa isku lee yihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun labada garab dhexdooda?
« Reply #1 on: March 12, 2010, 10:15:21 PM »
Xanuun labada garab dhexdooda ah waxaa keeni kara jug ama murqo xanuun.
Wuxuu kaloo calaamad u noqon karaa cudurro meel kale ku dhaca sida: wadna qabad soo socda, xanuun xamiito, kaanakaro beer iyo gaasba.

Gaaska haduu saameeyo jidiinka ama hunguirga madow waxaa xanuunka laga dareemi karaa dhabarka meesha ku aadan labadaga garab dhexdooda, maadaama xubintaan ay ku aadantahay qeebta gadaale ee dhabarka.

Laabjeexa badan wuxuu keenaa in dhaawac uu gaarsiiyo jidiinka kadibne ay ku samaysanto nabar mar waliba ku xanuuna markaad laabjeexdo oo aashitada calooshaada ka timid ay danqiso boogta, kadibne xanuunkii u gudbo xagga dhabarka oo aad ka dareento.

La xiriir dhakhtarkaaga si laguu baaro.

Mahadsanid
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33235
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32274
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23467
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41594
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21468
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre