Author Topic: Su'aal: cancerka jadiinka?  (Read 4188 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abass

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: cancerka jadiinka?
« on: October 05, 2015, 01:02:14 PM »
Asc wr wb  somali doc waxaan rabaa inaan dhaqaatiirta sharafta leh inay iga taliyan ama daawo iigu Sheegaan cancerka jadiinka oo mid kid ah ehelkayga ku dhacay sidee baan ula tacaalaa maxaanse sameeyaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: cancerka jadiinka?
« Reply #1 on: October 05, 2015, 01:05:35 PM »
Wixii talo iyo warbixin ku saabsan xanuunkaan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5500.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: