Author Topic: Su'aal: Feeraha oo takaato noqda & neefasashada oo idhibta sidi kolbo aaryo HABENKII  (Read 10989 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline MAHAD CADDE

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
As.cww

Salaan dhamaan bahda somaliDoc

Salaan ka dib walaalayaal dhibaatadan aan isku arkay maalmahan iga caawiya xalkeeda,

waan yar hargabsanahay horta xiliga lagu jirana waa kul oo guryaha lamaba seexan karo meelaha qaar somalia

waxaan sexdaa qolayga weliba gogol aan dhulka dhigto habeen barki baa waxaan la soo kacaa anigoo neefsanla oo culays iga saaran yahay feeraha qaybta danbe sanbabada ku aadan sidii eedinta ama koolbo aaryo waxa ay u taqaan somalida

si kasto aan sameeyo dhinacna waan u sexan waayay waxaan sameeyay gogashaydi baan qaatay fooqa sare ee guriga ayaan saartey gogoshaydii weliba mid softi ah sida kubeerto & wax la mida sidaan markaan sameeyay wax xoogaa waan yara dabcay hurdadiina waan helay, laakin waxaan is weydiiyay dhibka xagee kaa haystaa ?!

laba arimoodba waan ku fakaray mana ahi nin wax ka garankara cilmiga caafimaadka laakin 36 sano baan jiraa o wax baan fahmikarayaa

1 - Gogosha o aan dhulka dhigto aan is idhi amey iyadu tahay cilada oo shucaac feeraha kaaga deesay kulayl/qabow ha ahaado dhulka kuu doono

laakin taa waxaa buriyay markii fooqa sare aan fuulay kuna seexday gogol tii hore ka dabacsan dhulkana u nugul wixi kasoo baxaya iney galaan jidhkaaga, o waaban ku nafisay taa waa taa

2- xiliga lagu jiraa waa kulayl fiidki waa dabeyl ba an habeenki xiliga danbena wax aad moodo huur ba an dabaylna aysan jirin haba yaraatee dhididkuna shax leeyahay ayaan is iri waa luck of ogysgin sidaana waan is iri sababta

walaalo bal iga shaafi wxii aad igu dhaantaan dhacdadan waana dhibanahay oo hurdo waan isa seegnay xal & jawaab ban ka sugayaa xagiina

Mahad AHMED
SOMALIA




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Feero xanuun ayaa dhici karta, in hawadu ay kugu yaraatayne waa dhici kartaa iyadane inkastoo aad soo kici laheed adigoo naqaska ku dhibayo madaxane ku xanuunayo.

Fikarad ka qaado waxyaabah keeno feero xanuunka:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html

Haddii aad u baahantahay warbixin ku saabsan cudurrada ku dhaca feeraha waxaad ka akhrisan kartaa keydka qoraallada
http://www.somalidoc.com/Country.htm
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7654
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17722
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Saaxiibkey wuxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah?

Started by Dr.FaaruuqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10515
Last post May 16, 2010, 10:02:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i qabta xanuun dhinaca bidix ee feeraha?

Started by KatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7237
Last post February 08, 2016, 04:03:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa i xanuunaya xabadka dhanka feeraha?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4023
Last post January 25, 2016, 04:44:11 PM
by SomaliDoc