Health Related Forums > Health News and Events

Seminaar lagu soo gabagabeeyay magaalada Galkacyo.

(1/1)

Admin:
Waxaa magaalada lagu qabtay dhamaadkii bishii hore seminaar ay soo qabanqaabisay hay'adda ICRC oo ku saabsanaa daaweynta dhaawacyada.
Waxaa seminaarkaas ka qeybgalay dhowr iyo labaatan takhtar oo ka kala socday soomaaliya qeybaheeda kala duwan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version