Author Topic: Su'aal: Siigada ama waxa looyaqaano masturbation?  (Read 10182 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mire

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Siigada ama waxa looyaqaano masturbation?
« on: April 21, 2010, 02:49:00 PM »
docter waaan ku salaamay salanata islaamka marka hore marka xiga waxaaan  rabay in aaan ku weydiiyo    fiktada usaaabsan  maqaal aan meeshaka akhriyay oo ku saabsanayda (masturbation) taas oo ah  hadii uu  badsado qofku in  ay timha ay effect ku yeelaynaysao    marka  bal arintaaas  wax leee iiga faahfaahi adiga oo mahadsan



Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 3851
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siigada ama waxa looyaqaano masturbation?
« Reply #1 on: May 16, 2010, 10:19:04 PM »
Siigada waxay hoos u dhigtaa hormoon loo yaqaanno dihydrotestosterone (DHT).
Hormoonkaan howshiisa waxaa ka mid ah in uu korriyo tinta ragga.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     

Offline Fazliyah

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Siigada ama waxa looyaqaano masturbation?
« Reply #2 on: May 19, 2010, 10:35:32 PM »
I'm just currious how about for female does that efect them too????
You may be deceived if you trust too much, but you will live in Torment if you do not trust enough

Offline Dabraaye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Siigada ama waxa looyaqaano masturbation?
« Reply #3 on: June 03, 2010, 08:53:06 AM »
ninyow anigu mudo dhan yaan seegaysanayay walaahi saamayn badan ayay igu yeeladtay oo ah masgax wareer iyo daal fara badan iyo xanuun xaga macdanta ah markaas bahashaasi waa xaraam sharacan oo waayo caafimaadka uma wanaagsana markas dhaqaatiirta waxaan waydiinayaa bal inay jirto dawo baabiisa saamaynta seegadu ku reebto qofka seegaysta mida kale dareenka xaga kacsiga wax ma udhimaysaa?

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 3851
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siigada ama waxa looyaqaano masturbation?
« Reply #4 on: June 07, 2010, 06:15:53 PM »
Ma jirto daawo loogu talagalay waxyeellada siigada, xaga dareenkane dhibaato way u geysataa.
Qoraal ku saabsan arintaas ka dhex baaro keydka qoraallada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     

Offline Mus

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Siigada ama waxa looyaqaano masturbation?
« Reply #5 on: March 03, 2011, 03:29:47 PM »
salama caykum dhamantiin.bari hore ayaan bilabay inaan sigaysto markii hore lafta dhabarka xaga hose ayaa ii xanuuntay, dal badan ayaan dareemay, timihi ayaa iga daday,habeen aniga oo sameyanay sigaysiga ayaa markii aay shahwadi soo socotay ayaa inaan guska xoog uu qabtay ayaa wayday meel ay ka soo baxdo oo dib jidhkaygi ayay ku noqotay . xininyaha bidix oo ii xanuunaya ayan soo dosay. jilbaha oo iyaguna ii xanuunaya markii danbana lugah halkooga hose ee babacada ama halka dhulka uu dhow ayaa aad uu xanuunaya iyo lafta dhabarka ,iyo xininyaha bidix.walahi waa xanuun aad uu daran lakiin imika waan jojiyaay sigaysiga.

 

Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?

Started by XaliimoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1125
Last post February 10, 2016, 03:35:36 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 829
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno)?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2244
Last post January 09, 2016, 03:57:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig?

Started by MaimunakhalifBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 616
Last post March 25, 2016, 09:01:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan ka dhawacmay waxa loo yaqaan knee croos band?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 575
Last post May 22, 2016, 07:35:48 PM
by SomaliDoc