Medical Student Forums > I want to Study Medicine
Study Medicine in Sudan
Dr.Kordofan:
Asalamu caleykum waraxmah
Walalayaal salaan ka dib aniga waxaan ahay arday wax ka barta jamacada kordofan kuna tala wadanka sudan gaar ahaan gobolka north kordofan kuna yala bartamaha wadanka halkaas waxaana ka bartaa kuliyada caafimaadka sanadkii afaraad.
Jamacadaan kordofan waxaa la asasay 1991 kii.
Hadaan si gaar ah uga hadlo kuliyada caafimaadka waxeey ka mid tahay kuliyadihii lagu furay jamacada hadana waxey aqbashay sanadkaan dufcadii 17 aad oo caafimaad ah.
Waa maxay xarirka ka dhexeya ardayda somalida ah iyo jamacada kordofan?
Waxan meshan ku jogtaa ilaa toboneye arday ah waxaana leenahay urur noo gaaraa oo ka sajilan jamacada waxaana hos tagnaa ardayda wa fiddin aha oo halkaan joogta anaga ayana u badan.
Waxaa halkaan ka qalin jabiyay ilaashan arday afar ka mid ah waa caafimaad midka kalana waa beeraha.
w\q: Dr mohamed abdirahman salad
tel:00249122376965
email:realsalaad@hotmail.com
el-ubeid
sudan
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version