Author Topic: Su'aal: Low Pituitary Gland?  (Read 7687 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Qahira

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Low Pituitary Gland?
« on: May 26, 2010, 03:13:34 AM »
waxaan qabaa ama doctor iigu sheegay in aan qabo low pituitary glad taasoo hormonada qaabilsan marka waxaa iga dhacay halkan maashka la dhoho anigoo yar dhaawac  dhaawacaas oo weyneyn marka waxaa yar hormoonada oo dhan shaqadooda waxeey ku arkeen  mri scan waxey dheheen wey xiran tahay marka wax kalmaati ma lee yahay doctor maxaan sameeyaa ila tali waad mahad santahay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Low Pituitary Gland?
« Reply #1 on: May 26, 2010, 07:06:58 PM »
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2514.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: ku sahabsan prostate gland ku biyaha uu sii daayo?

Started by Warsame12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 14765
Last post April 06, 2012, 07:38:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay shaqada thyroid gland?

Started by Siciid IsseBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7738
Last post May 02, 2015, 01:24:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun ku dhaca Parotoid gland?

Started by Kma368700Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2447
Last post February 28, 2020, 11:00:07 AM
by Kma368700
Su'aal: Maxaa keena low Pituitary gland?

Started by AnfacBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 11971
Last post May 03, 2010, 04:51:38 AM
by Anfac