asc dotor waxan rabaa in la i sheego daawo an qaato daawadayo ah tb dawooyinkeeda anigoo wlai la i xaqiijin in an cudurka qabo anigoo uurle ba la igu sameeyay tijabinti gacanta lag amudey dawo yar way barartey markaa wax ala i direy baadhista wa la i sawirey wax ba ma qabin dhiig ba la iga qadey waxba la igama helin lakiin qoorteyda mel ba ka buuran qanjidh meshi dhakhtarka markan u tagey waxya yidhaden wa calamadaha tb in ay is qarisye ba dhici karta waxa laga qadey qanjirki dhecaan dhecankina wlai jawabtisa la ima siin dawo ba la i bilabay hada wna cuna dawada marka waxan ka dareema lugo xanuun iyo caloosha u i gubata markaan cuno waliba ilmo yar on dhaley markan dawoda qadanay oo bil jirta hada nas ban siiya waxya yidhaden wad ku siin karta hada doktor ilmuhu waxay dhalatey marki dawad ala i bilabay iyada dhan bule bu ha jidhkeedu waxa ka muuqdey huruuruc macnaha finan yar yar ila marki ay dhalatey ila imika oo bil ah ma daynin wlai calool casirad badna oo joogta ah iyo huuruc yar yar sidii ay erji ku tahay wax o kale waxay kaleoy gacmaha ku ledahay finan yar oo biyo le on tuujismaynin markaa dktor waxna u bahaa in la ig aso shekeyo dawada fa iidadeeda iyo wax yeeladeedaba ilmaha waxya u dhimi karto wa ku wan doowoyinka an cuno magacoodu
PYRIDOXIN RECIP TABL 40 MG RECIP
1 tablett kl. 60. dagligen.
vitamintillskott
RIMACTAN DRAG TABL 600 MG SANDOZ
1 tablett kl.06. dagligen
Fastande, mot tebekulos
TIBINIDE TABL 300 MG MEDA
1 tablett kl.06. dagligen
Fastande, mot tebekulos
ZINAMIDE TABLETT 500 MG MSD
I tablett kl.06. dagligen.
Fastande, mot tuberkulos
MYAMBUTOL DRAG TABL 400 MG CROSS PHARMA
4 tabletter kl. 06. dagligen.
Mot tuberkulos
WALAAL INSHALAH JAWAAB WACAN BAAN INIGA SUAGYAA JAZAAKALAAHU KHAYR