Author Topic: Su'aal TB khuseysa  (Read 8032 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Badriya

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal TB khuseysa
« on: May 31, 2010, 12:38:38 AM »
 asc dotor waxan rabaa in la i sheego daawo an qaato daawadayo ah tb dawooyinkeeda  anigoo wlai la i xaqiijin in an cudurka qabo anigoo uurle ba la igu sameeyay tijabinti gacanta lag amudey dawo  yar way barartey markaa wax ala i direy baadhista wa la i sawirey wax ba ma qabin dhiig ba la iga qadey waxba la igama helin lakiin qoorteyda mel ba ka buuran qanjidh meshi dhakhtarka markan u tagey waxya yidhaden wa calamadaha tb in ay is qarisye ba dhici karta waxa laga qadey qanjirki dhecaan dhecankina wlai jawabtisa la ima siin dawo ba la i bilabay hada wna cuna dawada marka waxan ka dareema lugo xanuun iyo caloosha u i gubata markaan cuno waliba ilmo yar on dhaley markan dawoda qadanay oo bil jirta hada nas ban siiya waxya yidhaden wad ku siin karta hada doktor  ilmuhu waxay dhalatey marki dawad ala i bilabay iyada dhan bule bu ha jidhkeedu waxa ka muuqdey huruuruc macnaha finan yar yar ila marki ay dhalatey ila imika oo bil ah ma daynin wlai calool casirad badna oo joogta ah iyo huuruc yar yar sidii ay erji ku tahay wax o kale waxay kaleoy gacmaha ku ledahay finan yar oo biyo le on tuujismaynin markaa dktor waxna u bahaa in la ig aso shekeyo dawada fa iidadeeda iyo wax yeeladeedaba ilmaha waxya u dhimi karto wa  ku wan doowoyinka an cuno magacoodu   

 PYRIDOXIN RECIP TABL 40 MG RECIP

  1 tablett kl. 60. dagligen.
vitamintillskott
RIMACTAN DRAG TABL 600 MG SANDOZ
   1 tablett kl.06. dagligen
          Fastande, mot tebekulos
   
TIBINIDE TABL 300 MG MEDA
1 tablett kl.06. dagligen
          Fastande, mot tebekulos


ZINAMIDE TABLETT 500 MG MSD
 I tablett kl.06. dagligen.
   Fastande, mot tuberkulos

  MYAMBUTOL DRAG TABL 400 MG CROSS PHARMA
    4 tabletter kl. 06. dagligen.
  Mot tuberkulos

 WALAAL INSHALAH JAWAAB WACAN BAAN INIGA SUAGYAA JAZAAKALAAHU KHAYR




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal TB khuseysa
« Reply #1 on: June 07, 2010, 06:37:10 PM »
Daawada loo qaato qaaxada wax saameyn kuma laha naasnuujinta inkastoo daawada labaad ay waxyar oo dhib keeni karin ay ku gudbaan caanaha laakiin wax dhib ah ma keenaa.

Badanaa hooyooyinka naasnuujiya caruurtooda oo laga daaweeyo qaaxada waxaa kaniiniga labaad ee "TIBINIDE" lala siiyaa kaniiniga kowaad ee "PYRIDOXINE" si uu uga hortago saameyntiisa.

Marka sidaa darteed dhibaatooyinka uu ka cabanayo cunugaaga waxaa laga yaabaa inaysa ka dhalan daawada aad qaadato sidaa darteed dhkhatr kala xiriir xaalada dhallaankaaga.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: