Dhamaan wad salamatiin dadka web kan isticmaala iyo DRs ka mulkiilayaasha ahba
suaal::
waxan idin waydiin lahaa idinkoo mahasan :
xanuunka lo yaqaano (tonsilitis) ama xoqodaha hadii la dawayn waayo dhibaato intee le'eg ayu keena se maxa ka dawaaa?
??
waad mahadsantiin