Author Topic: Su'aal: Shahwadu halkey martaa markii haweenka loo galmoodo?  (Read 9224 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jaaburi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
walllal waxaan rabaa in aad iga jaahil bixiso haweyndu marka loo galmoodo oo ee shahwado timaado  xagee biyo abaaraa micnaha oo ey ku dhacaa ma minka walala waxaan rabaa faah faahin buuxda hadaad su,aashaan easy u aragto dad banana aqoon u lahey walal jwb iga soo sii thnks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Shahwadu halkey martaa markii haweenka loo galmoodo?
« Reply #1 on: July 05, 2010, 10:52:19 PM »
Shahwada markii farjiga lagu dhex daayo wuxuu ka qudbaa faraatiga ama luqunta isagoo u socda minka.
Kadib wuxuu u sii gudbaa ugxan-sidaha si uu bacrimayo ugxanta isagoo ka soo gudbay tubooyinka.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: