Author Topic: Su'aal: qoor xanuun iyo madax wareer xilliyada qaar?  (Read 16018 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sanka Haji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: qoor xanuun iyo madax wareer xilliyada qaar?
« on: July 19, 2010, 01:33:44 PM »
asc walalayaal ..su 'aasheyda waxa weye waxan isku arka qorrta oo i xanunta iyo madaxa oo i warera xiliyda qaar sida golob ki okale marki ay qoraxda sii dhaceyso hadi aan wax aqriyo waliba hadi aan hoos madaxa uu rariciyo waxan damera madax xanun aniga oo an si aqri karin waxi an aqrinayay sido kale qorta mesha tunka loo yaqanana way i xanunta balse hadi aan iskadaayo oo xoga isyara kala bixiyo wan ronada  wali wax docotr ah lama xaririn lakin mar mar wan isku arka ..walal waxan donaya in anwax ka ogaado sababaha kena calamadaha aan kor kuso xusay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: qoor xanuun iyo madax wareer xilliyada qaar?
« Reply #1 on: July 30, 2010, 08:43:00 PM »
Halkaan ka akhriso noocyada madax xanuunka iyo waxa keeno
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0

Waxaa kaloo dhici karta in indhaha oo daciifa ay keento madax xanuun.

La xiriir takhtar si laguu daaweeyo
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33223
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32250
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23448
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29375
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48090
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc