waxan ahay gabar somaliyed waxaan i haysata dhib xaga Galmada ah before aanan guursan waxaan ahaa qof raaxo jecel niyada ayaan ka jeclaa in marka aan guursado raaxeysan doono. ka dib nin ayaan is guursanay habeenki ugu horeysaba waa ka naxay .then ilaa hada oo 3 sano la i qabo marka aan sameyneyno GALMADA raaxo ma dareemayo ma aqaan dhibka jira fadlan ma i caawin kartaan wax soo celin kara hamigeyga galmada any daawo ama talo???