General Discussions > Feel Free Here
Ciid mubaarak--Somali Doc members and all Muslim Ummah
(1/1)
Dr.Adnan:
Ciid wanaagsan
Waxaan ugu hambalyaynaa dhamaan Ummada islaamka munaasibada maalinta tan barakaysan ee Ciidkul Fidtirida waxaanan EEBE ka baryayaa in camalkeena kiisii wanaagsana ee bisha barakaysan inaga aqbalo kiisii xumaana inaga cafiyo, maalinta maalinteeda iyo bisha bisheedana inagu gaadhsiiyo barwaaqo, nabad iyo khayr.
كل عام وأنتم بخير ، أسأل الله تعالى لي ولكم ولكل المسلمين
والمسلمات السعادة في الدنيا والآخرة ، كما أسأله سبحانه أن يتقبل
طاعتنا في رمضان ، وأن يثبتنا عليها بعد رمضان ، وأسأله النصر والعز
للإسلام والمسلمين ... آمين
Navigation
[0] Message Index
Go to full version