Medical Student Forums > I want to Study Medicine
Somali Students in Romania
Faracade:
Asalaamu caleykum!
dhamaan akhyaarta ila soo xiriirtay waxaan usheegi lahaa maadaama ey su`aalihiina isla wada xiriiraan halkaan ayaan idinkaga jawaabayaa wakhtiga oo iska yar awgi...
horta xilligii jaamacada wadanka Romania la dalban jiray waa lagu jiraa marka qofkii xiiseynayo hasoo dalbado...
jaamacadaan aniga dhigto ardeyda ka imaaneyso yurub imtixaan lagu galo baa laga qaadaa kuwa internationalka ah lagama qaado iyaga...laakin jaamacadaha kale ee wadanka ku yaalo imtixaan ardeyda lagama qaado guud ahaanba...haddii aad xiiseynasaan inaad gashaan jaamacadaan dhigto la xiriira GABADHA AAN CIWAANKEEDA kor ku qoray haddii aad jaamacadaha kale rabtaanaa iyagana ciwaanadooda kor baan kusoo qoray.
qiyaas ahaan ardayda waxkabarato Romania 100 waa gaarayaa haddeysan ka badneen marka cidlo dareemi meysaan kulligoodna waxey waxkabartaan jaamacadaha aan kor ku xusay....
Jazmine:
luuqadee ayeey waxkubaran English or luuqadooda?
Amusane:
a/c wll faracade waxad iga waranta ado rali ah wakhtigaga qaaliga ah wax yar iga sii
1 medicine ka meqa waye lacagtisa sanadkii py dolar ahan
2 qabke ugu fudud ee lagu iman karo wadankas gar ahan jamacadad dhigato meshaykutal bucharest i think
3 wa meqa sano degree ga or bachelor
4 qofki haysta certificate ah bachelor of science in biology wax laga drop garaynayo majiran
5 language ka waxlagu barto ma english ba mise luqadooda gar ahan medicine ka
Maxamad Cali:
Asalaamu caleykuma dhamaaan walaalaha gaar ahaan walalaha daneeynayaa in eey Romania wax ku barto:
Romania General medicine waa 6 sano!!
dental (dhakhtarka ilkaha) qofkii baran raba waa 6 sano qiima hana waa la mid
Jamacadaha badanaa 5000 oo euro, 7500 oo dollar bey u dhigantaa. Marka lage reebo jamacada Oradea oo 3800 euro ah.
Qofkii raba inuu barto general medicine wax laga dhimayo ma jirto waloba uu anatomy so bartaye
lakiin qofkii raba inuu barto dental maadooyinka uu so dhigta waa laga dhimaya, jamacada aan dhigto baan saan ah ku kale war badan kama hayo!
Luqadaha lagu dhigo waxey kala yihiin English, french iyo romanian!!
Qofkii raba wixii information inta ka badan ha iga so xiriiro moa156@hotmail.com
wcs wr wbr
Malik:
Hey Guys Salaam.
I just need more information about University in Romania. I have a little brother that is planing to start studying at Romania This year, I would like to have more information about the Universtities aswell as the costs.
Thanks Malik.
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version