Author Topic: Su'aal: Babasiirka dhibatada uu bini aadamka uleyahey?  (Read 10333 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Daahirey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Babasiirka dhibatada uu bini aadamka uleyahey?
« on: October 06, 2010, 01:48:32 AM »
babasiirka taranka wax dhib ah miyuu ugeestaa dr Mahad?
hadii uu ugeesto uu wax badan haayey qofka malga daawen karaa dr Mahad ?
biyo baxa dag daga uusan qofka marki uu qaan garey isku arkin
kadame uu keeney in uu biyobax dag dag ah keno iyo doo sab utahey
qofka carurta ah  istic maali jirey gacantain uu biyo is kagakeeno Dictore ?
  
  
    mahad sanid dictoore




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: sual ku saabsan babasiirka dhibatad uu bini aadamka uleyahey
« Reply #1 on: October 26, 2010, 08:08:03 PM »
Halkaan ka faaideyso waxa baabasiirka uu keeno iyo calaamadahiisa
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhibatada ey leedahay biyaha chlorinka lagu daro?

Started by Hamda121Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25744
Last post June 01, 2016, 08:36:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuuanda xayawaanka iyo bini'aadamka?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4129
Last post January 07, 2019, 04:16:35 PM
by SomaliDoc