Author Topic: Fadlan ii sharax Dr  (Read 11880 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shiftline

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Fadlan ii sharax Dr
« on: October 13, 2010, 02:33:43 AM »
Asalamu Aleikum!!

 Dhamaan bahda Somaliyeed ee isku xilqaamay in aay web-kaan noo furaan intaas kadib,

Dr waxaan ku weediin lahaa dhib xaga saxarada ah ayaa jiray/iheystay oo saxarada oo aad u adag ama aan isoo dhaafin mudo 2 sano ku dhow, hada waxaan isku arkay xanuun xaga salka ah oo aan dareemo fadhiga xitaa aan u fariisan karin si saani ah oo aay saxaro i heyso ayaan dareemaa xanuun xaga hoose ahna waa dareemaa wax nabar ama muuqaal nabareed ahi ma jiro .

Sidaas daraadeed waxaan kaa codsanahayaa in aad i dareensiiso waxa jira, Cilmigaada waxa aad ka fahantahay tilmaamaha aan Baxshay.

Shiki xageyga ahna waxaan isleeyaha armuu jiraa baabasiir!

Ee waan raadiyey meel aad uga hadasheen cudurka baabasiirka waan arki waayey

Hadii aad heli kartaan in aad sharaxaad ka bixisaan Baabasiirkana waa ii wanaagsanan laheed

Mahadasanidin Dhaaman Dhakhaatiirta iyo Dadka Soomaaliyeed ee ku Xiran webkaan

Nabaadiino Asalamu Aleikum ...




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Fadlan ii sharax Dr
« Reply #1 on: October 26, 2010, 08:00:48 PM »
Saxarada adag waxay keentaa badanaa laba xaaladood oo kala duwan.
Midda hore waa dillaac yar oo ka dhaca meesha saxarada ka soo baxdo loona yaqaanno "Anal Fissure"
Midna waa kan aad sheegtay oo Baabasiirka ah.

Halkaan ka akhriso waxa baabasiirku iyo dillaca futada ay kala yihiin iyo calaamadaha lagu garto.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Walaalayaal fadlan keep da peace,maintain harmony

Started by Dr.keyfBoard SD Support and Suggestions

Replies: 0
Views: 15832
Last post February 03, 2009, 05:05:50 PM
by Dr.keyf
Fadlan Warbixin Iga Sii Waxbarashada Ukraine?

Started by Hashi26Board I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 8780
Last post June 23, 2009, 08:55:45 PM
by Diagnostic
Fadlan Su'alahaan iiga jawaaba

Started by Samawade180sBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10818
Last post November 06, 2009, 02:11:51 PM
by SomaliDoc
SU'AAL??? KU SAABSAN GALMADA FADLAN IGA CAAWI

Started by MaxamuudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10505
Last post June 07, 2010, 06:09:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun Joogta ah? Fadlan Icaawiya

Started by ShaaficiabdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6103
Last post March 10, 2012, 12:43:34 PM
by SomaliDoc