General Discussions > Feel Free Here

Dood Wanaag: Jaamacado Caafimaad ee Cusub (Faaido iyo Dhibaato)?

<< < (3/3)

Pharmacist:

--- Quote from: Kasim on January 09, 2011, 12:56:00 AM ---3: Intaan yar ee hada Lahayo waxaa haboon inaan la burburin lana cambaarayn lakiin la isku dayo sidii loo dhoodhoobi lahay oo looga soo saari lahaay Mid ama Labo jaamacadood oo tayo sare leh.
Mahadsanidiin
Kasim

--- End quote ---

Brother Kasim, waxay ila tahay badanaa waxaa la isku dhoodhoobi karaa dad ogol in wax la hagaajiyo ama ogba in sida ay wax ku wadaan ay qaldantahay ama ay jirtaba in jid ka fiican midda ay hayaan jirto.
Jaamacad walba oo ka mid ah kuwa laga hadlay oo noocaan ah ma ogola in xitaa jaamacad kale ay midoobaan si waxqabad fiican uga soo baxo, tayaduna wanaagsanaato.
Waxa kaliya oo la isugu keeni karaa waa in qof walba loo balan qaado lacagta uu ka helayo jaamacadiisa mid ka badan inuu helayo maadaama fakarka ka dambeeya furista jaamacadaha ay tahay ganacsi.

Saas ayaan dareensanahay.

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version