Author Topic: Su'aal: Dhiig ayaa iga yimaado marka aan cadaysanayo  (Read 7514 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xariiri Yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Dhiig ayaa iga yimaado marka aan cadaysanayo
« on: December 04, 2010, 07:07:26 PM »
waxaan ahay xubin cusub su'aash aanqabo  waxa weyi marka aan rabo in aan cadeysto waxa iga yimaado dhiig mana ahan dhigaas mid xanuun igu haayo mana ahan mid aan cadayga isku dhawacay waxaan fahmi waayay waxa uu yahay dhigaas anigana waxaa aan ahay mid cadayga aad ujecel oo mar walbo afka kuhaayo lkn waxaan dhib saday marka aan ku cadeysanaayo meel dadku ku badanyihiin ayaa waxaa la i weydiyaa wa maxay dhigaan marka fadlan waxaan rabaa jawaab iyo samata bixin dag dag ah walaahu  macak




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhiig ayaa iga yimaado marka aan cadaysanayo
« Reply #1 on: December 10, 2010, 07:45:54 PM »
Dhiig kaa yimaado marka aad cadaysanayso wax badan ayaa keeni kara.
In vitamiinnada qaar ay kugu yaryhiin
In aad si xoog ah u cayadatay
In ciridka aad ka jirantahay?
In qulqulka dhiigga aad ka jirantahay?
In aad qaadatid daawooyin keeni kara in ciridka uu dhiigo?

La xiriir takhtar ilkood haddii dhibaatadaan ay soo laalaabatay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: