Author Topic: Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?  (Read 29331 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Gaadhhaye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
[SALAMU CALAYKUM
waxaan dhakhaatiirta is xilqantay weydiinayaa waxaa i xanuunaysa lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta waa seedaa dheer ee xaga danbe markaa laftaa i xanuunaysa,kubada cagtana waan ciyaaraa markaas miyay dhib igu keeni kartaa maxaase daweyn kara
waanay i barartaa markaan xoog u lugeeyo ama aan kubada ciyaaro.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
<a href="http://www.youtube.com/v/sn6a0X8oXhg&rel=0" target="_blank">http://www.youtube.com/v/sn6a0X8oXhg&rel=0</a>Xanuunkan waxaa loo yaqaanaa Calf Strain ama Calf Pain, waana xanuun u badan dadka orda ama jimicsada sida ciyaartoyda oo kale.
Xanuunka wuxuu bataa marka ugu horreyso oo aad ordayso kadibna waad la qabsanaysaa.

Muruqa lugta ee dambe ayaa xanuunka ka bilawdaa wuxuuna ka dhashaa dhaawac yar oo gaaray, taasoo keeneysa in xirgaha yaryar ee murqaha ka koobmaan qaar ka mid ah in ay jeexanyihiin taasoo keeneysa in qulqulka dhiiga uu wada gaari waayo muruqa kadibna ay kaduudato xanuunkane halkaa uu ka yimaado.

Waxaad u baahantahay in aad la xiriirto takhtar ku takhasusay cilmiga "Sports Medicine" si loo fiiriyo dhaawaca muruqa gaaray inta uu la egyahay kadibna laguu sameeyo jimicsi loo yaqaanno "Calf Stretching" kaasoo ugu yaraan 6 week la sameeyo.

Haddii lugta iyadoo ku xanuunayso aad ku ciyaartid in muddo ah waxaa halis ugu jirtaa in muruqa uu dillaaco ama jeexmo.

SomaliDoc
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33181
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32206
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41527
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21416
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre
SU'AAL: LUGO XANUUN. Qaas ahan lafa lugaha inta ka hoseyso jilbaha !

Started by MuhaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30090
Last post November 01, 2011, 09:57:27 PM
by SomaliDoc