Author Topic: Su'aal: Xanuun intaas la yiraahdo wareega ee miskaha dushooda ah?  (Read 9233 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Gaadhhaye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
SALAMU CALAYKUM Wadaad ii hooyo aha ayaa waxa xanuunaya intaas la yiraahdo wareega ee aha miskaha dushooda ah waxaana xanuunaya dhanka midigta adinkuna waa kabuubyoonayaa waxaanad moodaa inay wax  qaboob oo aad laydh moodo oo khafiifa dhex marayaan bay tidhi mararka qaarna way ka dhitisaa waana ruux ilaa 70 jir weeye dadeedu




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun intaas la yiraahdo wareega ee miskaha dushooda ah?
« Reply #1 on: December 23, 2010, 07:30:51 PM »
Hooyo waxaa laga yaabaa in sinta iyo misigta meesha ay iska galaan ay xanuuneyso taasoo saameyn ku yeelato laabatadaas.
Hooyo u gey takhtar si raajo loo saaro wixii xanuun ee laga arkane daawo looga qoro.

Xanuunkaan wuxuu ku badanyahay dadka da'da oo weliba cayilan ama haddii ay horey u jirtay jug hore.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33234
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32273
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23467
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41593
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29395
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc