Author Topic: Su'aal: Biyuhu Bananka u Soo Baxaan Howsha ka dib?  (Read 8617 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qaddaafi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Biyuhu Bananka u Soo Baxaan Howsha ka dib?
« on: December 26, 2010, 12:14:16 PM »
  waan idin salaamay salan qaali ah
walaalayaal waad mahadsantihiin
markasta oo aan u tago xaaskauga waxaa dhacda inay biyuhu bananka u soo baxaan ama gaari waayaan meeshii loogu talagalay taasoo igu cusub hada waana marka aan dhameeyo howsha xaaskayga inaga dhaxaysa xaga sariirta
thnx




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biyuhu Bananka u Soo Baxaan Howsha ka dib?
« Reply #1 on: December 27, 2010, 08:27:42 PM »
Shahwada oo u soo baxda banaanka waa wax caadi ah wayna dhacdaa.
Waxa la rabo in meeshii loogu tala galay gaaraan maahan biyaha ee waa waxa loo yaqaanno Xawada "Sperms" oo indhuhu aysan arki karin.

Halkii milliliter oo shahwo ah waxaak u jira in ka badan 20 milyan oo xawo (sperm) ah. wuxayna ugxanta u baahantahay kaliya hal sperm inuu bacrimiyo si ay islaanta uur u qaaddo.

Haka walwalin arintaas.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa sababay in xaniinyahay aay xonqor iiga soo baxaan ?

Started by AlkatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 4808
Last post November 20, 2016, 07:05:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Afka oo wax uraayo kasoo baxaan?

Started by EnG YaSiNBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3520
Last post December 12, 2015, 08:23:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dibada ayay biyahaygu u soo baxaan?

Started by Xamza17Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3805
Last post September 16, 2017, 11:43:53 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Afka oo nabaro iga soo baxaan?

Started by Maajid SalmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7887
Last post August 12, 2015, 01:39:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maqaarka ayay iga so baxaan?

Started by Rahma Ismail HurreBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3243
Last post October 19, 2016, 06:39:36 PM
by SomaliDoc