Author Topic: Su'aal: Farqiga u dhaxeeya Gram Negative iyo Gram Positive?  (Read 8662 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Barkhat

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Farqiga u dhaxeeya Gram Negative iyo Gram Positive?
« on: January 09, 2011, 12:02:36 PM »
asalaamu calaykum walaal,
bacda salaan waxaan markasta idiinka mahadcelinayaa
sida wanaagsan ee aad bulshada ugu adeegaysaan,
intaa ka bacdi waxaan doonayaa in la ii iftiimiyo ama
wax la iiga sheego kala duwanaanta labada bakteeriyo ee kala ah:
gram negative iyo gram positive?

walaal waan idinka warsugayaa mar labaadna waad mahadsan tihiin. wsc


Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Waad Wada Salaamantiin Meelkasta Oo Aad Joogaan.


Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Farqiga u dhaxeeya Gram Negative iyo Gram Positive?
« Reply #1 on: January 11, 2011, 10:12:34 PM »
Gram positive iyo gram negative waxay tilmaameysaa sida bakteeriyada ay midabka gram ay ula falgasho. haddii bakteeriyada midabka ay qaadato oo kalarkeeda uu noqdo mid purple ah waa Gram positive. haddii ay qaadan weyso midabka oo ay noqoto kalarkeeda Pink waa Gram negative.

Farqigaas wuxuu ka yimid bakteeriyada Gram positive waxay leedahay xuub ama dahaar culus oo ka samaysan peptidoglycan oo midabka qaadan gram qaadan karo.

Waxaan rajaynayaa inaad wax ka fahantay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Farqiga u dhaxeeya Gram Negative iyo Gram Positive?
« Reply #2 on: January 06, 2019, 05:09:12 PM »
masha Allh, Doc wax badan ka fahmay. wana kaga mahad celinayaa gram+ & gram -
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

Su'aal: Farqiga Cooked foods Vs Fried foods?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2855
Last post January 22, 2019, 06:52:08 AM
by Ahmed_Carab
Farqiga Garaadka Caruurta Dhiciska Ah Iyo Kuwa Kale.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 21648
Last post April 16, 2017, 06:48:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Farqiga u dhaxeeyo dabaysha iyo Koolba aaryada?

Started by NasrudiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3805
Last post December 30, 2018, 11:53:33 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Farqiga labada shahwo u dhaxeeyo?

Started by Xasan HusseinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6765
Last post June 26, 2017, 09:53:58 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Farqiga hysteriayada iyo xanuunada kale?

Started by YoomeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3757
Last post May 23, 2018, 09:35:09 AM
by SomaliDoc