Author Topic: Su'aal: Garabka dabadiisa oo xigta feedhah ayaa aad ii xanuuneysa?  (Read 8376 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Awcabdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Garabka dabadiisa oo xigta jeedhaha ayaa aad ii xanuunaysa sidii uu jab jiro
wax igu dhacayna magaranayo takale madhiga hadii aan kuraago way igaraacaysaa oo inaan jiifo ayaan doonayaa ma noqon kartaa dhaxan ama hawo igashay
waad mahadsantihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Garabka dabadiisa oo xigta feedhah ayaa aad ii xanuuneysa?
« Reply #1 on: February 03, 2011, 05:32:58 PM »
Feero xanuunka waxaa keeno xaalado badan ee shaxdaan ka faaideyso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: