Author Topic: MACDANTA JIRKA DADKA UU U BAAHAN YAHAY  (Read 13615 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline GEEDOOW

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
MACDANTA JIRKA DADKA UU U BAAHAN YAHAY
« on: February 14, 2011, 12:52:17 AM »
ASC WR WB.
WAAD SALAAMAN TIHIIN DHAMMAANTIIN.
WAXAAN RABAA IN WAX LA IIGA SHEEGO MACDANAHA JIRKA UU U BAAHAN YAHAY IYO WAX TARKOODA .
WAXAAN KALOON RABAA IN WAX LA IIGA SHEEGO, SIDEE AYAA LOOBAARAA PROSTATKA, CALAAMADAHA LAGU GARTO XANUUNKA PROSTATKA ?
WAADMAHADSAN TIHIIN .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: MACDANTA JIRKA DADKA UU U BAAHAN YAHAY
« Reply #1 on: February 14, 2011, 09:43:19 PM »
Macdanaha jirka u baahanyahay oo ay tahay qasab in qofku uu qaato waa ay badanyihiin waxaa la yiraajdaa in 30 nooc lagu soo koobo wayna adagtahay in waxtarkood la soo wada koobo:
Oxygen (65%)
Carbon (18%)
Hydrogen (10%)
Nitrogen (3%)
Calcium (1.5%)
Phosphorus (1.0%)
Potassium (0.35%)
Sulfur (0.25%)
Sodium (0.15%)
Magnesium (0.05%)
Copper, Zinc, Selenium, Molybdenum, Fluorine, Chlorine, Iodine, Manganese, Cobalt, Iron (0.70%)
Lithium, Strontium, Aluminum, Silicon, Lead, Vanadium, Arsenic, Bromine (macdanno aad u yaryar)

Su'aasha ku saabsan prostaytka halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan:
1- Dhibaatooyinka prostate-ka http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html
2- Kaankarada Qanjirka prostate-ka http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=749.0
3- Bararka qanjirka Prostate-ka http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Nin jidhkisu kala weyn yahay (XAGA SARE OO YAR IYO XAGA HOOSE OO WEYN)

Started by Hotboy911Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23172
Last post June 13, 2015, 03:26:34 PM
by SomaliDoc
Muxuu yahay "Internal Medicine"?

Started by AdminBoard Clinical Rotations

Replies: 0
Views: 45081
Last post February 11, 2007, 12:34:45 PM
by Admin
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 291256
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Albaabkaas markii la furo nalku shidmaayo, markii la xidhona damaayo, muxuu yahay?

Started by CilmiSabcaBoard Medical Stories and Jokes

Replies: 2
Views: 30239
Last post December 08, 2012, 08:50:56 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78247
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc