Author Topic: Antibiotics!!  (Read 13374 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline IsseGole

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 86
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • I am going back to somalia, what about you?
    • Somali Medical student's forum
Antibiotics!!
« on: March 05, 2007, 12:42:29 PM »
Antibiotics:
Waxaa antibioticska laga soo saaraa bakteeriyada qaar.
antibiyootiggu waa dawada ugu horaysa ee loo isticmaalo infection markuu dhoco. Laakin haddii la iska badiyo isticmaalkeeda waxaa dhici kara dhibaatooyin badan.
Antibioticsku waa dawooyin aad u xoog badan oo lagu daweeyo caabuqyo badan oo keeni kara in loo dhinto. Kuwaasi oo ay sababeen bacteria, fungus ama virus.
Xanuunada dhagaha, sinuseska, dhuunta, kaadi mareennada, dhaawacyada iyo jirkaba waxaa sabab u ah badanaa bakteriyo. Hargabka, influenza, qumanka iyo qufaca badankiis waxaa ka masuul ah fayruus.
Antibioticsku viruska waxba kama taraan. Waxay wax u taraan bakteriyada kaliya.
Si dawada ay wax kuugu tarto waxaa lagaaga baahanyahay qodobada soo socda: inaadan isticmaalin illaa markaad u baahantahay maahane, inaad sidii laguugu qoray u isticmaasho oo aadan ka badsan, inaadan waligaa iyadoon laguu qorin isticmaalin, inaadan cudur uu fayras sababay u isticmaalin, iyo inaad marka horeba ka hor tagto wixii keenayay infectionka.
Markii dawo ama antibiyotik ay bakteriyadu iska difaacdo oo uu dili waayo, waxaa lagu wareegaa dawo kale oo ka xoog badan tii hore oo ka adkaata jeermiskaasi.
for more information, click this link.
http://www.mayoclinic.com/health/antibiotics/FL00075
http://www.merck.com/mmhe/sec17/ch192/ch192a.html
mahadsanidiin
Ciise Dheere.


Towards a better healthy Somalia!!
Unless all parts of the society participate equally in the health process, nothing could be expected.


 

Baro cudurrada aanan lagu daawayn 'Antibiotics"-ka

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 46732
Last post September 14, 2016, 12:26:51 PM
by SomaliDoc
haweenka uurka leh dawooyinka antibiotics-ka dhib ma u keenaysaa?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32309
Last post June 22, 2009, 08:13:49 AM
by Cmqalinle