General Discussions > Feel Free Here

RAADIN TAKHTAR NEUROLOGIST?

(1/1)

Yassir:
marka hore waxaan halkaan ka salamayaa dhamaan dhakhaatiirta iyo ardayda barata cafimaadka
intaa kadib
waxaan jeclaan lahaa hadii uu halkaan ku jiro dhakhtar Neurologist ah in aad ii sheegtaan waxaan jeclaan lahaa hadii aad heli kartaan cinwaankisana sidoo kale ka wacan
mahadsanidiin dhamaan asxaabta somalidoc.com

SomaliDoc:
Halkaan loomu tala galin in la isku weydaarsado taleefanno iyo emails.

Boggaan kala xiriir takhaatiirta aad danaynaysid
http://somalidoc.com/members.htm

Haddii aad qabtid su'aal caafimaad oo aad jawaab u raadinaysid waxaad ku soo gudbin kartaa qeybta su'aalaha, takhtarkii aqoon u leh su'aashaadane wuu kaaga jawaabi doonaa inshallah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version