Medical Student Forums > I want to Study Medicine
Qadashada Ardayda Cusub ee Kulliyada Cafimaadka Norman Bethune ee Dalka CHINA
(1/1)
Dr.Rashaad:
Qadashada Ardayda Cusub ee Kulliyada Cafimaadka Norman Bethune ee Jmacada Jilin ee Dalka Shiinaha
Asc Wr Wbr,
Dhamaan walaalaha jecel in ay wax ka bartaan Dalka China, waxaa lagu wergelinayaa cidii doonaysa Sanad Dugsiyeedka 2011-2012ka in ay bilaabaan waxan u hayaa Macluumaad ku Saabsan Kulliyada Caafimaadka ee Norman Bethune ee Jamacada Jilin, kuna taala Magala madaxda Gobolka Dhacawa Waqooyi Bari ee dalka Shiinaha.
Hadaba hadii aad danaynayso Sanadkan in fursadu aysan ku dhaafin bishan hada socota April 20keeda ayaa laqabanayaa Araajida / Feelasha ama Codsiyada Ardayda.
Macluumaad Kooban Oo Jamacada ku Saabsan Kulliyada Caafimaadka ee Norman Bethune ee Jilin University
Jamacada Jilin waxay ku talaa Magala Madaxda Gobolka Waqoyi Bari ee Jilin ee dalka China magaladas oo lagu Magacabo Changchun, ayaa waxaa dhigta arday ka kala socda dalal badan oo Dunida dacaladeeda ka kala yimi, Soomalida wax ka barata ayaa hada tiro ahaan gaaraya 150-200 oo Arday.
Waxbarashada Caafimaadku waxay soconaysaa 6sano oo Ardaygu ku qaadanayo Maadooyinka Caafimaadka ee jamacadka Calamiga ah lagu qaato oo dhan, ay u dheertahay Xiisado luqada Chinese ka ah, oo ah luqada hada aduunka loogu barashada badan yahay maadaama dhaqalaha Dalka China uu yahay mid marba marka ka dambeeya kor u siikacaya. sano Kadib Ardaygu wuxuu qadanaya Shahadada Bachelor ka ee loo yaqaan MBBS( Bachelor of Medicine & Bachelor of Surgery).
Faahfaahin intaas ka sii dheer waxaad kala xiriiri kartaa
E-mail: hudayfah115@gmail.com
drishak:
thank u so much the info., do u have transfer study of MBBS in jillin university ?
plz let me know if they have nd wat is the requirements ?
looking forward ur answer ....
Dr.Rashaad:
The transfer students are unacceptable right now, just what they need is fresh student.
With best wishes for your future endeavors.
Diagnostic:
Ka waran ardayda diyaarisa takhasusaatka? maxaa information ka haysaa?
Mana jirtaa in dawladda shiinaha ay deeqo waxbarasho siisay dawladda soomaaliya? qaabkee ayaana lagu qaybiyay haddii ay jirto?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version