Author Topic: Qadashada Ardayda Cusub ee Kulliyada Cafimaadka Norman Bethune ee Dalka CHINA  (Read 15454 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dr.Rashaad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Qadashada Ardayda Cusub ee  Kulliyada Cafimaadka Norman Bethune ee Jmacada Jilin ee Dalka Shiinaha


 Asc Wr Wbr,

Dhamaan walaalaha jecel in ay wax ka bartaan Dalka China, waxaa lagu wergelinayaa cidii doonaysa Sanad Dugsiyeedka 2011-2012ka in ay bilaabaan  waxan u hayaa Macluumaad ku Saabsan Kulliyada Caafimaadka ee Norman Bethune ee Jamacada Jilin, kuna taala Magala madaxda Gobolka Dhacawa Waqooyi Bari ee dalka Shiinaha.

Hadaba hadii aad danaynayso Sanadkan in fursadu aysan ku dhaafin bishan hada socota April 20keeda ayaa laqabanayaa Araajida / Feelasha ama Codsiyada Ardayda.

Macluumaad Kooban Oo Jamacada ku Saabsan Kulliyada Caafimaadka ee Norman Bethune ee Jilin University

Jamacada Jilin waxay ku talaa Magala Madaxda Gobolka Waqoyi Bari ee Jilin ee dalka China magaladas oo lagu Magacabo Changchun, ayaa waxaa dhigta arday ka kala socda dalal badan oo Dunida dacaladeeda ka kala yimi, Soomalida wax ka barata ayaa  hada tiro ahaan gaaraya 150-200 oo Arday.

Waxbarashada Caafimaadku waxay soconaysaa 6sano oo Ardaygu ku qaadanayo Maadooyinka Caafimaadka ee jamacadka Calamiga ah lagu qaato oo dhan, ay u dheertahay Xiisado luqada Chinese ka ah, oo ah luqada hada aduunka loogu barashada badan yahay maadaama dhaqalaha Dalka China uu yahay mid marba marka ka dambeeya kor u siikacaya. sano Kadib Ardaygu wuxuu qadanaya Shahadada Bachelor ka ee loo yaqaan MBBS( Bachelor of Medicine & Bachelor of Surgery).

Faahfaahin intaas ka sii dheer waxaad kala xiriiri kartaa

E-mail: hudayfah115@gmail.com




Offline drishak

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
thank u so much the info., do u have transfer study of MBBS in jillin university ?
plz let me know if they have nd wat is the requirements ?

looking forward ur answer ....
 
ishak

Offline Dr.Rashaad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male

 The transfer students are unacceptable right now, just what they need is fresh student.
 
 With best wishes for your future endeavors.

Offline Diagnostic

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 281
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
  • Professional Diagnosis
Ka waran ardayda diyaarisa takhasusaatka? maxaa information ka haysaa?

Mana jirtaa in dawladda shiinaha ay deeqo waxbarasho siisay dawladda soomaaliya? qaabkee ayaana lagu qaybiyay haddii ay jirto?
In diagnosis think of the easy first.
Martin H. Fischer


 

Frankincense (Xabag): Reer galbeedka oo soomalida ka faaiday daawo cusub!

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 18149
Last post June 24, 2011, 02:26:05 AM
by Dr.Adnan
Dood Wanaag: Jaamacado Caafimaad ee Cusub (Faaido iyo Dhibaato)?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 10
Views: 20015
Last post March 06, 2011, 05:46:52 PM
by Pharmacist
Su'aal: MAXAAAN SAMEEYAA INTA AANAN ISARAG XAASKAGYA CUSUB?

Started by Khadar CaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13685
Last post January 29, 2012, 02:37:24 PM
by SomaliDoc
(MSF) Casuumaad: xafladda soo bandhigista buuga cusub ee “Out of Somalia” ..

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 7231
Last post June 16, 2012, 06:34:41 PM
by Drkheyre
Qeyb Cusub: Filimo Caafimaad oo Af-soomaali Ah

Started by AdminBoard Announcements

Replies: 1
Views: 8054
Last post December 16, 2010, 06:18:25 PM
by Waxbaro!