General Discussions > Feel Free Here
EID MUBARAK
Munim:
A.C All of U
Marka hore waan idinwada salmaya dhaman Bro & Sis Webka marka xiga iga gudooma Hambalyada Ciidulfidriga Barakaysan, ALLAH S.W waxan ka baryaa in uu naga aqbalo soonkeena iyo Qiyaamkeena. sandkan sandkiisna uu nagu garsiiyo hormar iyo barwaaqo iyo dalkeena hooyo oo nabad noo noqday. AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN Ya RAB
Mankay:
Assalamu-alaikum-wa-rahmatullah,
Dear brothers and sisters a very happy eid to all of you may peace,mercy and blessings of almighty Allah be on all of you.Again wishing you a joyous eid.
regards,
mankay
Dr.Noora:
Iid wanaagsan dhamaan insha Allah Iidaan Iideeda kugaara kheer barwaaqo danbi dhaaf iyo Somalia oo nabad ah , salaaaaaaaaaaam
Diagnostic:
WoW masha'alah
Ciid wanaagsan dhamaantiin.
Anagoo intaas wadan oo kala duwan jogno aan isku hablayeyno hal marne aan wada ciidno waxaa noo sahlay webkaan.
Ukraine, Malaysia, Sudan, UK, Egypt, Somalia and Me fro Uganda
Ciid Wanagsan mar labaad.
Pharmacist:
Munaasabadaan farxada leh ee ciidulfitriga waxaan ilaah ka baryayaa in wadanka uu nabad ka dhigo!
Happy Eid from Pakistan.
Real Pharmacist
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version