Author Topic: Su'aal: Timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa?  (Read 6192 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdicasiis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
sckm timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa waad mahadsantihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa?
« Reply #1 on: April 19, 2011, 09:40:50 PM »
Halkaan ka akhriso waxa keeno timaha daato iyo sida lagu daaweeyo labadaba, horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Cabdicasiis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa?
« Reply #2 on: April 24, 2011, 03:05:24 PM »
asckm walaal aadbaad ugu mahadsantihiin sida wanaagu ku jiro eed uga jawaabteen