Author Topic: Su'aal: Caafimaadka iyo duhurkii oo la galmoodo?  (Read 15642 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Bardacad33

  • Newbie
  • *
  • Posts: 17
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Caafimaadka iyo duhurkii oo la galmoodo?
« on: April 21, 2011, 03:07:00 PM »
marka hore waad salamanti hiin dhamaan dhaqatiir ta salaan ka dib hadaan su.aashayda ugudbo
 walaal galmada malintii duhur caafimaad ahaan maxy keni kartaa duhur kii bacadl qado mahad sanidiin




Offline Drkheyre

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Caafimaadka iyo duhurkii oo la galmoodo?
« Reply #1 on: April 21, 2011, 10:11:46 PM »
Wacaleykum Wasalaam,

Galmada la galmooda subaxii (6 am to 12pm), galabtii (12:01 pm to 6 pm),  fiidka (6:01 pm to 12am) ama habeenkii (12:01 am to 6 am) wax farqi ah oo u dhaxeeya ma jirto dhamaantoodna wax saameyn ah oo caafimaadka ku yeelan karto ma jirto.
Haddii galmada aadan ku walfin (Sex addiction) wax dhibaato caafimaad ah malahan, laakiin hadii maalintii 1 ama 2 wax ka badan aad galmo sameysid waxaa dhici kara waxyeelo badan waxaana qatar uku jirtaa hoos u dhac tirada spermada.

by Drkheyre