Author Topic: Su'aal: Waa maxay cudurka biijada?  (Read 33897 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ciisemidnimo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Waa maxay cudurka biijada?
« on: April 22, 2011, 05:12:20 PM »
walaal su'aasha aan arabo waa waa maxay cudurka ee somalida u taqaano biijada hadii aan sii sharxo waa boogta ee yeelato faruurta 2deeda gees oo astaan u ah cadaan.

by ciise midnimo




Offline Drkheyre

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Waa maxay cudurka biijada? (JAWAAB)
« Reply #1 on: April 23, 2011, 01:55:05 PM »


Waa mahadsantahay walaal,

Somaalida cudurka ee u taqaano "Biijada" waxaa loo yaqaanaa "angular stomatitis ama angular cheilitis). hadii aan sii qeexo waa nabro gaduudan amd dilaac/jeexjeex ku yaala geesaha faruuryaasha ama afka.

Biijada waxyaalo badan ayaa sababa ee ka mid yihiin: 
1. enfekhshinada ka yimaada waxa looyaqaano fungia sida candidal iyo bekteeriyada sida staphyloccocol.

2. dhiig la'aannta ka timaada maadada birta oo jirka ku yaraato"iron deficiency aneamia".

3. fitamiinada oo jirka ka nusqaamaan gaar ahaan (e.g. B2- riboflavin, B9-folate or B12 cobalmain).

4. caruurta waxaa ayagane u sababi kara marka ee geesaha afka ee iska qaniinaa, ama suulka nuugaan ama faruuryaha jidjiidaan.

5. maadada loo yaqaano "Zinc" oo jirka ku yaraato.

ugu dambeyntii Daawada "Biijada" waxay ku xirantahay noocyada kala duwan ee cudurka sababa kuwaaso aanu kor kusoo xusnay.   

By Drkheyre

Akhriso cudurka bishinta gaduudan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html

http://somalidoc.com


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 68094
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 71304
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 64121
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48641
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46716
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc