Author Topic: Su'aal: Haween Paralysis Uur ma qaadi kartaaaa?  (Read 5762 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ciisemidnimo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Haween Paralysis Uur ma qaadi kartaaaa?
« on: April 27, 2011, 05:30:32 PM »
asc ww, bahda somalidoc,

Walaal waxaa idin weydiin rabay haweeney paralysis ah macnaha qaar ka dambe waxne ka dareemeyn oo xangulaha (spinal) wax ka gaareyn hadane saxarada iyo kaadida aan ceshan karin marka haweeneydaa uur ma qaadi kartaa?

mahadsanidinn

 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Haween Paralysis Uur ma qaadi kartaaaa?
« Reply #1 on: April 30, 2011, 08:18:01 PM »
Haween qaarka dambe naafo ka ah uur way qaadi kartaa laakiin waxay u badantahay in lagu qallo cunugga maadaama uusan si caadi ah u soo bixi karin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Caado wareerka ma sababi karta inan ur qaadi waayo?

Started by SabriinaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5683
Last post July 24, 2017, 01:23:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Timirta malaga qaadi karaa cudurka sonkorta?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16665
Last post July 25, 2015, 10:56:17 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Gabar lahayd dhiiga caadada ma qaadi kartaa Uur?

Started by HManiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 23915
Last post November 10, 2012, 01:49:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naaska haduu caano leeyahay uur ma la qaadi karaa?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6917
Last post August 01, 2015, 11:10:01 AM
by SomaliDoc
Timirta ma laga qaadi karaa xanuunka macaanka?

Started by A/qadir AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5961
Last post April 29, 2016, 09:13:35 PM
by SomaliDoc