Author Topic: Ilko Xanuun (Toothache)  (Read 34009 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Drkheyre

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Ilko Xanuun (Toothache)
« on: May 01, 2011, 10:58:10 PM »
Ilko Xanuun (Toothache)

HORDHAC
Ilko xanuunka waxa uu yimaadaa marka caabuq uu ku dhaco qebyta dhaxe ee ilkaha oo loo yaqaano "pulp". qeybtaan "pulp" waxa ay ka koobantahay dhamaadka neerfaha meeshaas oo aad iyo aad ugu xasaasi leh xanuunka. Ilkaha oo caabuqaan, xumaadaan, ama dhaawacmaan waa waxyaalaha ugu badan ee sababa ilka xanuun. sidoo kale kale xanuunka wuu dhici karaa hadii ilkaha la saaro mar mar waxaa dhici karta xanuunka asalkisa inuu ka yimaado meelo kale  kuna soo faafa daanga kaaso u muuqanaayo ilko xanuun. meelahaas waxaa ka mid ah kalagoyska loo yaqaano "temporomandibular joint or TMJ", dhag xanuun, iyo waliba dhibaato xaga wadanaha ah.

Calaamadaha Ilko Xanuunka
  • Xanuun aad dareentid xiliga calalinta
  • Kuleelka iyo qaboowga oo ku dhiba
  • dhiigbax amd dhareer ka imaanaya geesaha ilkaha amd gowska.
  • ilkaha iyo daanka oo barara.lling of your jaw
  • iyo dhaawac goobta ah
Daaweynta Ilko Xanuunka
Daawada ilko xanuunka waxaan ukala qaadeynaa labo waa mida koowaad oo ah daryeel shaqsiyadeed ee gurriga oo ah in aad isticmaashid daawaayinga xanuun loo isticmaalo sida paracetomol, sidoo kale waa in aad iska ilaalisaa cuntooyinga aad u kulul ama qabow maxaa yeelay waxay sii xumeen karaan xanuunka.
mida labaa oo ah in lagu xaliyo daawo waxay uu baahantahay in lala socdo xaaladaada sidaas owgeed dhaqtarkaaga booqo.

Fiiro Gaar ah: Nadaafi ilkahaaga 2 waqti maalinkasta gaar ahaan cuntada ka dib.







 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33224
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32260
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23454
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41585
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29382
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc