Health Related Forums > Health News and Events

Wasaaradda caafimaadka oo ka digtay cabidda biyaha wasaqeysan

(1/1)

Drkheyre:
Wasaaradda caafimaadka oo ka digtay cabidda biyaha wasaqeysan

Halkaan ka aqriso Warbxinta
http://radiomuqdisho.net/wasaaradda-caafimaadka-oo-ka-digtay-cabidda-biyaha-wasaqeysan/


Diagnostic:
Mudane wasiir, biyaha nadiifka ah, halkee laga heli karaa?

Dadka cabaya biyaha barkadaha ku jira ma dan ayaa u geysay mise wasaq cabis ayay ka tahay?

Waxaa habboon in dadka loo digayo la siiyo badal caafimaad leh ama loo qaabiyo kaniiniyaasha biyaha sifeeya.

Mahadsanidiin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version