Author Topic: SU'AAL: BARASTA? SHAHWO DEDEG AH? KAADI AAN DHAMAANEYN?  (Read 6896 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shuuriye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
SU'AAL: BARASTA? SHAHWO DEDEG AH? KAADI AAN DHAMAANEYN?
« on: May 12, 2011, 09:03:46 PM »
AS WALAALAYAALWAADSALAAMANTIHIIN. SALAANKADIB  SIDEE LOOGA HORTAGIKARAA BARASTA AMA VITILIGO. 2WAXAAN QABAA SHAHWADA OO DEGDEG IIGA TIMAADA MUDO DHEER AYAAN QABAY HADANA WAXAA IIGU DARSAMAY IN UU GUSKA IIKICIWAAYO IN YAR AYUU KACAA MARKAAN UGALMOONAYO XAASKEEYGA DAQIIQAD KADIBNA WAAN BIYOBAXAA. WAXAAKALOO IISIIDHEER MARKAAN KAADINAYO KAADIDA IGAMA DHAMAANEYSO OO ILAA 30 DAQIIQO AYAAN  MARBA INYAR IGA TIMAADAA EEMAXAAD IGULA TALINLAHAYDEEN MAHADSANIDIIN WASALAAMA CALEEYKUM.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: BARASTA? SHAHWO DEDEG AH? KAADI AAN DHAMAANEYN?
« Reply #1 on: May 14, 2011, 10:58:03 PM »
Halkaan ka akhriso cudurka barasta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2505.0.html

Halkaan ka akhriso cudurka biyo-baxa dagdagga ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html

Halkaan ka akhriso cudurka kacsi la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html

Kaadida oo tabar lahayn ama aan meel dheer gaarayn, iyadoo kugu harto ama kaa tistisleyso waxaa keeni kara in ibta kaadida ay xirantahay ama ciriir ay tahay.

Waxaa kaloo keeni kara qanjirka ragga oo barara.

Qoraallo loogu tala galay labadaan cudur halkaan ka akhriso
1- Ciriiriyowga Ibta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1865.0
2- Qanjir-ragga oo barara: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0

Halkaan ka akhriso dhibaatooyinaka ku dahca qanjirka borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html

SomaliDoc
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Kaadi dhiig iyo Saxaro dhiig

Started by AADANBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15130
Last post February 11, 2009, 10:43:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18426
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Baaritaan Caafimaad Kadib, Tuubadda Kaadi mareenka, Caabuq Xannuun ayaa Jira?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 41822
Last post April 16, 2013, 01:40:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markii aan is dhaho suuliga waad ka dhamatay daqiiqado ka dib kaadi ayaa timaado?

Started by JaaburiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 40528
Last post March 04, 2011, 09:41:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18448
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc