Author Topic: Su'aal: Hargab wato xaako adag oo cagaaran?  (Read 6324 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdikariim

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Hargab wato xaako adag oo cagaaran?
« on: May 15, 2011, 03:12:20 PM »
Dhakhtarka waxaan way diinayaa, waxaa keena in marka uu hargab daran qofka ku dhaco uu yeesho xaako adag oo ka imaanaysa xabadka oo adag, midabkeeduna yahay cagaaran khafiifa. Iyo qofko xuuqxuuq ay ka yeerto markay ku samaysanto? Mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hargab wato xaako adag oo cagaaran?
« Reply #1 on: May 19, 2011, 08:09:53 PM »
Hargabka waa cudur feyras oo fudud, wuu iska baab'aa waqti ka dib laakiin waxuu isku badali karaa cudur bakteeriyo isagoo yeesha calaamadaha aad tilmaamaysid oo ah xaako adag, qandho, dheefsashada oo dhibta qofka taasoo macnaheedu noqon karto inuu isku badalay burkiito ama oof-wareen.

Hargab ayaa igu xumaaday haddii aad maqasho macnaheedu waa hargab is badalay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14163
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116710
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qofka dhuuntiisa ilaa surka uu ku yeesho buurbuur adag?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 3443
Last post February 28, 2016, 03:32:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Joodariga iyo meelaha ad-adag ee jiifka ah, kee baa Caafimaad badan leh?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6401
Last post May 20, 2012, 01:27:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Saxaradayda oo adag iyo nabar ka soo baxay futada?

Started by Cabdinaasir02Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4609
Last post April 04, 2012, 01:21:20 AM
by Dr.Adnan