Author Topic: Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!  (Read 9296 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Muna O.Hamari

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Asalamu Alikeum,

Somali Docotrs

Aaad baa Idin Salaamayaa Dhamaan Dhakkaatiirta Webka iyo Dhamaan Wixii Ka Hawl Gal......

Inta Kadib
Su,aashaa Aan Doonayo Inaan Idin Weydiiiyo Waa Sida Ta Soo socta:-

1) Markii Hore Doctor Jirdkeygu Caadi Buu Ahaa Miisaankeyguna wuxuu Ahaa Marka 49kg, Ka Dib Muddo Dheer Ahana Igumuu Kordhin Waxa Misaan Ah ilaa Muddo Gaareysa  7 yrs , Hadaba Muddo Hadeer Aan laga Joogo 9 Months, Waxaan Ka Shaqeynayay Gobol Aaad Cimiladiisu U Qabawdahay Waxaa Dhacay Inuu Miisaanka Igu Kordhey Uu Noqdo 13.5 Kg Gaareyna 62.5Kg

Dhanka Shaqadii Wuxuu Noqdey Saacadaha Aan ku Jiro ugu In ay Tahay 8Hrs iyo In Aan Ku so Laabto,Isla Markaana Ay Tahay Shaqo Xafiiseed lagana Shaqeyanayo Different Departments Loona Baxo Rural Area.

Igu Danbeyn My Question Is:-

Waxaa Dhacay Jirkeygii baa ku yimi Qarqarax Ama Dildilaac xaga Bawdyahay iyo Kubabka Marka Wax Daawo ahana  Kumaan Degdegin Sabatoo Ah kana Baqey in Dawooyinka loo Adeegsado In ay igu keeno Wax Damage Ah,

Marka Doctor Waxa Jeclaan Lahaa In aad Isoo Qortaan Nameka Dawada igu Haboon Aaan Sitcimaali Karo,Iyo Wxii Talo Ah Aad Isiin Kartaan
Walibana Malihi Waxa Allergic Skin ah.


Mahadsanid Doctor





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!
« Reply #1 on: May 23, 2011, 08:15:15 PM »
Wallaal daawo aad isticmaasho kuuma sheegi karno maxaa yeelay siyaasadda u dagan webka kuma jirto in daawa halkaan looga qoro dadka xanuunsanayo.

Waxay takhaatiirteennu bixiyaan kaliya warbixinno, sharaxaad ama qoraallo wacyi galin.

Ka la xiriir takhtarkaaga daawada aad u baahantahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Muna O.Hamari

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!
« Reply #2 on: May 24, 2011, 09:49:47 AM »
Asalamu Aleikum

Dear Doctors


Waad Ku Mahadsantihiin

Su,aashii Hore Jawaabtedii Waa Akhristey Inkastoo Aan Filayo in Aanan Fahmin Ama Ay JIrto Is Maan Dhaaf Balse Again waxaan Idin Leeyahay GIVE ME ADVICE.
Wax Xanuun ah igu Mahayso Se Waxa JIra  (Skin Damage/Crakz) .

Marka  Waxaan Codsanaya Doctors Order/Advice Aan Raaco Oo Ayaan Jeclaan Lahaa.


Haddi Aad Ileedihiin La Xriiri Doctor  Qaabilsan oo Ah (Dermotolgist)  Taasi waa Wax Dhici Kara



Mahadsanid
Alla Mahad Leh

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!
« Reply #3 on: May 29, 2011, 10:14:43 PM »
Dildillaaca maqaarka oo ay keento qaboobaha badan oo dila unugyada maqaarka sare waxaa lagu daaweyn karaa laba mid:

Haddii dildillaacu uu yahay mid badan, xanuun wato ama dhiig uu keenay waa in aad la xiriirtid  takhtar maqaarka ah

Haddii uu yahay mid billaw ah waxaad ku xallin kartaa in aad isticmaasho walxo aad ku subkiso maqaarka si u difaaco maqaarka sida saliidda, labeenta, kareemyada, faasaliinta IWM.

Tan danbo waxay kaa caawinaysaa in dillaaca u ureysto kana hortagto dildilaacyo kale oo cusub.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Muna O.Hamari

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!
« Reply #4 on: May 31, 2011, 09:20:43 AM »
Asalamu Aliekum


Doctors
Thank you for your Answer.....

Si fiican baad u fahamey Jawaabtaasi balse idinkoo Raali  ah Doctors Waxaan wali Doonayaa Su,aa kale oo  ka Duwan in yer oo ah sida tan So Socta:-

1)Ka waran Dildilaaco keeno Qofka oo Xooga cayilo Markaa Dildliaacaasi kuna Badan yahay Jirka Meelaha Qaar Marka Doctors Maxa iyadan Arrintaa Lagu Baabin Karaa ?

Su,aashaasi wax xal ah Ma Loo Heli Kara Ama Talo Bixin

Idinkoo Mahadsan Dhakhaatiirta Web kan......

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!
« Reply #5 on: June 05, 2011, 07:16:17 PM »
didillaaca samaysma markuu qofka si dhakhso ah u cayilo ayaa waxaa caafimaad ahaan loo yaqaannaa "Strech marks" ama "Striae".

Waxay kaloo xarriiqmahaan calaamad u noqdaan cudurro dhowr ah.

Sababaha keeno aan cudurka ahayn waxaa ka mid ah: cayilka dagdagga ah iyo uurka.

Waxa samaysmaan markii maqaarka jirka uu si dhakhso ah ku kala jiidmo iyadoo aysan helin waqti uu unugyadii oogada ay ku suubsamaan.

Wax dhibaato caafimaad ahaan ma jiro, mana u baahno in daawo laga qaato.

Waxaad arki kartaa dhowr kareem oo la yiraahdo waxaa loo adeegsadaa arrintaan laakin kuwa waxtara maahan.

Waxaad arintaan ku yarayn kartaa kana hortagi kartaa adigoo iska ilaaliya in aad si dhakhso ah u kortid.

Raac tallaabooyinka loogu talagalay in buurnida la isaga ilaaliyo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Muna O.Hamari

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!
« Reply #6 on: June 06, 2011, 09:07:33 AM »
Asalamu Aliekum

Aad iyo Aad baad u Mahadsantihiin Doctors,,,

Ok Halkaa waxaan ka fahmey in aanay Jirin wax Lagu Baabin karo "Strech marks" Oo Jirka ku Reebay.


Anyway Thank you!!!


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56895
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 164029
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 108113
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58954
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 63770
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig