Author Topic: Gacmaha Iska Dhaq!  (Read 6024 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline MuslimDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 103
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Muslim then Doctor
Gacmaha Iska Dhaq!
« on: October 29, 2007, 12:34:39 AM »
Tani waxa ay aheed go'aankii ka soo baxay culumadii iskugu tagtay inay xal ka gaaraan cudurkii qatarta ahaa ee wiilka ardeyga ahaa ku dilay newyork ee cariga mareykanka.

Cudurkani waa infection ay keento bacteriyo loo yaqaano "Stahpylococcus" oo daawooyinka badanaa ku noqotay lid waxne ka tari waysay.
Cudurkani waxa uu dilaa sanad walba in kabadan inta uu dilo cudurka AIDs-ka, si la gu sheegay war soo baxay bishaan (Halkaan ka aqriso)

Rasuulka "naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee" ayaa go'aankaan noo sheegay 14 qarni ka hor, weliba noo sii cadeeyay waqtiyada ugu muhiimsan oo loo baahanyahay in la iska naqo gacmaha sida markii cunta la cunayo iyo markii la cunaba, iyo in gacmaha la iska naqo markii la xaajo guto weliba gacanta bidix la isticmaalo.

Diinteenu waa diin aad u weyn, qeyb wayne ka qadataya horimarinta caafimaadka iyo ka hortaga cudurada.
Halkaan ka aqrisho qoraalkii ay soo saareen culumada

MuslimDoc


The Muslim doctor shares with the Muslim patient the two main characteristics:
the faith in God and destiny, and the conviction that there is a cure for every disease.


 

Maxaa Keena: Calaacalaha Gacmaha Iyo Cagaha Inta Cadcad Oo Marna Kulul Marna Qabow?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26792
Last post March 10, 2012, 02:33:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17717
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa Maxay Dhibaata Ay Keeni Karto Iska Joojinta Cunta Ay Sonkorto Ku Jir

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12107
Last post November 10, 2012, 03:35:58 PM
by SomaliDoc
FILIN: ISKA ILAALI CUDURKA IBOOLA (DANGERS OF EBOLA)

Started by AdminBoard Topics in Healthcare

Replies: 1
Views: 19833
Last post October 19, 2014, 09:59:09 AM
by Admin
Iska Ilaali Khatarta Malabkaan (Etumax Royal Honey)

Started by AdminBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 27579
Last post May 30, 2015, 10:06:06 PM
by Hamse Mohamed