Author Topic: Su'aal:- Heer Dherarka Xiniyaha la'orankaro waa Xannuun?  (Read 7205 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdirizak

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 29
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal:- Heer Dherarka Xiniyaha la'orankaro waa Xannuun?
« on: June 18, 2011, 05:28:54 PM »
a-s-c..
 
  Dr: waxaad ii sheegta Dherarka la'orankaro waa uu gaari karaa xiniyaha, marka lasaadaaliyo inu qofkaasi looga quusto in dhalmo ubad laga sugo,

 wali xiniyaha dherarka xanuunka qiyaastii intee Cm ayuu gaari karaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal:- Heer Dherarka Xiniyaha la'orankaro waa Xannuun?
« Reply #1 on: June 20, 2011, 01:25:57 PM »
Su'aashaada ma caddo?!

Fadlan su'aalaha ha ahaadaan aqoon korosi iyo wacyi galin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Baaritaan Caafimaad Kadib, Tuubadda Kaadi mareenka, Caabuq Xannuun ayaa Jira?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 43548
Last post April 16, 2013, 01:40:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haweenayda aan marnaba usuurto galin inay heer biyo bax gaadh?

Started by Naawila HuseinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 8527
Last post April 10, 2016, 01:26:31 PM
by Samawade5151
Su'aal: Heer kulka jirka oo sareeyo iyo dhidid badan?

Started by PrincejeyteBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5079
Last post January 08, 2019, 08:07:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: cuncun xiniyaha ah waliba habeenkii badanaa?

Started by IslamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3077
Last post March 30, 2016, 02:34:45 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xannuun caloosha ah dhanka bidix?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7109
Last post May 31, 2011, 12:26:42 AM
by Shenamic